28/11/2021
Markabkii ugu h**eyey
oo kuso xirtaY
Dakada Garacad
Dalku h**ey bu usocon
📷
Mj photoz
28/11/2021
Markabkii ugu h**eyey
oo kuso xirtaY
Dakada Garacad
Dalku h**ey bu usocon
📷
11/06/2021
G SPORTSKA DEGANKA JALAM
AYAA SAMEYAY ISKU AADKA
KOOB DHAWAAN KA FURMI DONA DEEGANKAZ
KOOBKAN AYA WAXAA MARTI GALINAYA
ISLA DEGANKA JALAM WAXANA KA QAYB
GALAYA QAYBO KA MID AH XAFADAHA BURTINLE IO KALABAYR
WAKAN ISKU ADKA KOOBKA
GROUP A Group B
kalabayr israac Burtinle
boray jalam Dhagaxley Jalam
Ardu sixa Jalam hawl wadaag Burtinle
Burtinle Sports News
like shere
24/03/2021
Xaflad heer sare Ah oo Abaalmarino lagu Gudoonsiinayo guuleestayaashii tartamadii kala Duwanaa
ee (Al-culuum Secondry School) ayaa waxa ay kadhacaysaa (Hotel peace)
goobta: Peace Hotel
Saacada:9:00 subaxnimo
Taariikhda: 24/3/2021
Maalinta: Khamiis
15/03/2021
BISMILAAH
Waxaa masjidka wayn ee
Masjid AL tawba ee Dagmada
burtinle Lagu qabtay
XaLfad kitaabo Lagu khatimayey
Xalfadas waxa Kaso qayb galay
Gudomiyaha Dagmada burtinle
*Sayid Mohamud xirsi
Nabadono Culuma udiin io Qaybaha kale ee bulshada Waxan Lagu wayneynay Kor uqaadid dinta io Kitaabka.Alle
Mahadsanidin
Shere Like
Losoco wararka kle Ee Dagmada
07/03/2021
XALFAD MEHER
DAAHIR NUUR ISMAIL
AMINO FARAH MOH'ED
Noo ogoLaw inaan Malintada
si Hagar La.aan kugu Shaqeyno
Mudane Marwo
Wxii Faah Faahin ah
Nga so Wac
0906038695 0906752043
mahadsanidin
04/03/2021
Ex-Gudoomiye
C.qaadir C.waahid
Ayaa agab Sports oo dhamaystiran gudoonsiiyay Deegaanka (Jalam)
Waxaana kagudoomay agabkaas Gudoomiyaha Deegaanka (Jalam)
Mudane:(Suleemaan Geesdiir)
Masuuliyiinta Deegaanka& dhalinta Sportska Deegaana
Sidoo kale waxay uga mahadceliyeen Gudoomiyihi h**e ee Sportska shaqadii adkayd ee uu kaqabtay deegaanka intii uu xilka hayay
Mahadsanid
03/03/2021
Bismilaah
ogaysiis Dhaman bulshada Ree
burtinle Waxn La socod sinayna
in Loo FuraY
DAAUS BUITY AND BAKIN
Oo Ah MeeL Laguu Samay Cake Sida
xalfadaha Aroosyada Dhalashoyinka
Meharada Xalfadaha Gaarka ah
dhaman la socod wanagsan
Wxii Faah Faahin AH Kala xariir
0907821184 0906851588
02/03/2021
Al-Culuum Secondry School
(Garaad Cup)
1.march.2021
Waxaa Garoonka Kubada Cagta (Nugaal Stadium) Ee Deg.Burtinle ka furmay
Koobka (Al-Culuum Secondry School) oo Ay kutartamayaan Afar Fasal
Waxaana is wajahay Kulankii Furitaanka
Form two class Vs Form one class
iyadoo 2:1 ay guushu kuraacday
Form one Class
Hambalyo Form one Class
A.S.S
21/02/2021
Xaflad heer sare Ah oo lagu daah furayay college ka Cusub ee (Burtinle College)
Ayaa waxa ay kadhacday barxada wayn ee College ka, Waxaana kasoo qayb galay
*Duqa Degmada Burtinle
(Sayid mohamuud Hersi)
*xildhibaanada golaha deegaanka
*Gudoomiyaha Gudiga Hormarinta
(Cabduulahi khaliif )
*Nabadoonada
*madaxa Suuqgaynta Shirkadaha Golis&Amal
*Maamulka Sare ee college
*Maamulka Mu assasada Al-Culuum
*Gudoomiyaha Dhalinyarada
*Culumaaudiinka ,macalliminta Degmada & qaybaha kala duwan ee bulshada
11/02/2021
Al-Culuum Socandry SchooL
xaflad heer sare ah oo lagu abaalmarinayay ardayda Dugsiga Sare ee AL-CULUUM SECONDRY SCHOOL
ayaa waxa ay kadhacday Dugsiga Sare Ee AL- CULUUM Secondry School waxaana kaqayb galay
maamulka Deg. Burtinle
maamulka Dugsiga Sare ee AL -CULLUM Secondry School iyo Waaridiinta Ardayda
waxaana lagu Abaalmariyaay Ardaydii kaalmaha gashay
03/01/2021
MudaNe io Marwo
Farxad Waarta
Abdi AziiZ HoteL Burtinle
shere Like
16/12/2020
Mundane
Marwo
Malintada Noo ogalaw
inaa Si hagaR la an ah
kugu Shaqyno
Congratulations
like shere