Gor Gor da yarta

Gor Gor da yarta

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gor Gor da yarta, Sports, Gaalkacyo.

16/04/2026

Kulanka Furitaanka ⚽πŸ”₯

Gor Gor Cup U16
Waxaa si rasmi ah u furmaya tartanka xiisaha badan ee dhalinyarada πŸ‘‡
πŸ† Dekadaha vs Wadajir
πŸ“ Garoonka: galkacyo center
⏰ Saacadda: caawa 1saac

Waa kulan aad u xiiso badan oo furaya tartanka, laba kooxood oo da’yar ah oo leh hammi iyo hibbo isku soo bandhigaya garoonka πŸ’ͺ⚽

πŸ‘‰ Ha moogaan, taageer kooxdaada!
πŸ”₯ Gor Gor Cup U16 – Mustaqbalka kubadda cagta ayaa halkaan ka bilaabanaya!

31/10/2025

Full Time
Gor Gor FC 1️⃣ – Rooga FC 0️⃣

Alxamdulillaah ✨
Guul qurux badan oo dhiirigelin leh! πŸ’ͺ⚽πŸ”₯
Kooxdu waxay muujiyeen dadaal, isku xirnaan iyo niyad adag β€” waa ciyaar lagu faano! πŸ‘πŸ’™

πŸ“Š Gor Gor FC Home Record
🏟️ 13 Games
βœ… 11 Wins
🀝 2 Draws
❌ 0 Losses

31/10/2025

πŸ“… MATCH DAY πŸ”₯
🏟️ Home
Gor Gor VS Rooga FC
πŸ•˜ Time: 9:45

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta ka dhici doonta garoonka β€” taageerayaasha Gor Gor ha imaadaan si ay u muujiyaan garab istaagooda πŸ’ͺπŸ’™
Guusha waa halgan! ⚽πŸ”₯

27/09/2025

FULL TIME
GOR GOR 1️⃣ – 0️⃣ BUUREY
⚽️ Ilyaas

🏟️ Kulankii 8-aad Home
βœ… 6 Guul
🀝 2 Barbaro
πŸ’ͺ Home Power!

24/09/2025

FULL TIME
🏟 Stadium Silada
Gor Gor 2️⃣ – 0️⃣ Godey

Ciyaar aad u xiiso badan oo lagu arkay farsamo iyo difaac adag.

πŸ“Š Home Record (7 games):
πŸ† 5 Guul
🀝 2 Barbardhac
Guul kale oo muhiim ah, kooxda Gor Gor ayaa sii wadata wacdarihii garoonkeeda!

24/09/2025

Match day
Gor Gor πŸ†š Godey
Stadium silada
24/9/2025

Ku soo daawada ciyaar xiiso leh, taageerayaasha labadaba waa la soo dhaweynayaa.
🎯 Waayo-aragnimo cajiib ah oo garoonka ah!

Photos from Gor Gor da yarta's post 19/09/2025

Full Time
Gor Gor 7️⃣ – Astaan Golol 2️⃣

🏟 Home Record (6 Games)
βœ… 4 Guul
🀝 2 Barbaro
❌ 0 Guuldarro
πŸ’ͺ Unbeaten at Home

12/09/2025

Full Time

Gor Gor 3️⃣ – Puntland 1️⃣
Alx mar kale guul kale! πŸŽ‰

⚽️ Goolasha:
Ayuub
Laalaa
Baalow

3 kulan βœ…
3 winπŸ˜ŽπŸ¦…

Kooxda oo wacdaro ka dhigaysa garoomada! πŸ’ͺ

12/09/2025

Match day
Gor gor vs putland fc
12/9/2025

11/09/2025

Full Time
Date 11/9/2025
🏟️ Gor Gor 3️⃣ 3Star 1️⃣

Goal

M jeeg⚽️
Sadiiq⚽️
Sharmaake⚽️

Alxamdulillaah, guul muhiim ah ayaan mar kale gaarnay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Gaalkacyo