16/04/2026
Kulanka Furitaanka β½π₯
Gor Gor Cup U16
Waxaa si rasmi ah u furmaya tartanka xiisaha badan ee dhalinyarada π
π Dekadaha vs Wadajir
π Garoonka: galkacyo center
β° Saacadda: caawa 1saac
Waa kulan aad u xiiso badan oo furaya tartanka, laba kooxood oo daβyar ah oo leh hammi iyo hibbo isku soo bandhigaya garoonka πͺβ½
π Ha moogaan, taageer kooxdaada!
π₯ Gor Gor Cup U16 β Mustaqbalka kubadda cagta ayaa halkaan ka bilaabanaya!
31/10/2025
Full Time
Gor Gor FC 1οΈβ£ β Rooga FC 0οΈβ£
Alxamdulillaah β¨
Guul qurux badan oo dhiirigelin leh! πͺβ½π₯
Kooxdu waxay muujiyeen dadaal, isku xirnaan iyo niyad adag β waa ciyaar lagu faano! ππ
π Gor Gor FC Home Record
ποΈ 13 Games
β
11 Wins
π€ 2 Draws
β 0 Losses
31/10/2025
π
MATCH DAY π₯
ποΈ Home
Gor Gor VS Rooga FC
π Time: 9:45
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta ka dhici doonta garoonka β taageerayaasha Gor Gor ha imaadaan si ay u muujiyaan garab istaagooda πͺπ
Guusha waa halgan! β½π₯
27/09/2025
FULL TIME
GOR GOR 1οΈβ£ β 0οΈβ£ BUUREY
β½οΈ Ilyaas
ποΈ Kulankii 8-aad Home
β
6 Guul
π€ 2 Barbaro
πͺ Home Power!
24/09/2025
FULL TIME
π Stadium Silada
Gor Gor 2οΈβ£ β 0οΈβ£ Godey
Ciyaar aad u xiiso badan oo lagu arkay farsamo iyo difaac adag.
π Home Record (7 games):
π 5 Guul
π€ 2 Barbardhac
Guul kale oo muhiim ah, kooxda Gor Gor ayaa sii wadata wacdarihii garoonkeeda!
24/09/2025
Match day
Gor Gor π Godey
Stadium silada
24/9/2025
Ku soo daawada ciyaar xiiso leh, taageerayaasha labadaba waa la soo dhaweynayaa.
π― Waayo-aragnimo cajiib ah oo garoonka ah!
19/09/2025
Full Time
Gor Gor 7οΈβ£ β Astaan Golol 2οΈβ£
π Home Record (6 Games)
β
4 Guul
π€ 2 Barbaro
β 0 Guuldarro
πͺ Unbeaten at Home
12/09/2025
Full Time
Gor Gor 3οΈβ£ β Puntland 1οΈβ£
Alx mar kale guul kale! π
β½οΈ Goolasha:
Ayuub
Laalaa
Baalow
3 kulan β
3 winππ¦
Kooxda oo wacdaro ka dhigaysa garoomada! πͺ
12/09/2025
Match day
Gor gor vs putland fc
12/9/2025
11/09/2025
Full Time
Date 11/9/2025
ποΈ Gor Gor 3οΈβ£ 3Star 1οΈβ£
Goal
M jeegβ½οΈ
Sadiiqβ½οΈ
Sharmaakeβ½οΈ
Alxamdulillaah, guul muhiim ah ayaan mar kale gaarnay.