Bilal Adult School Galkacyo

Bilal Adult School Galkacyo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal Adult School Galkacyo, wadajir village, Gaalkacyo.

โ€œBilal Adult School Galkacyo waa xarun waxbarasho oo bixisa fursado waxbarasho oo tayo leh oo loogu talagalay dadka waaweyn, iyadoo diiradda la saarayo horumarinta aqoonta iyo xirfadaha bulshada.โ€

31/08/2026

Is diwaan Galintu way furan tahay

21/08/2026

๐˜ผ๐˜ฟ๐™ˆ๐™„๐™Ž๐™Ž๐™„๐™Š๐™‰ ๐™„๐™Ž ๐™Š๐™‹๐™€๐™‰!

Xafiiska Diiwaan hayaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Bilaal Adult Gakacyo waxa uu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiintoodaba in ay furan tahay ๐™™๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™— ee sanad-waxbarasheedka cusub ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Waxaan si diirran ugu soo dhaweynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee doonaya in ay helaan waxbarasho tayo leh, aqoon iyo xirfado u diyaariya mustaqbal wanaagsan.

Ku soo dhawaada Dugsiga bilaal Adult , oo idiin diyaarisay waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo jawi waxbarasho oo wanaagsan.

Aqoon iyo Aqlaaq
Tayo iyo Tacliin

20/08/2026

Saddexda Arday ee ugu Sareysa Fasal kasta imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026

20/08/2026

๐™Š๐™‚๐™€๐™”๐™Ž๐™„๐™„๐™Ž ๐™‰๐˜ผ๐™๐™„๐™„๐™…๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™„๐™ˆ๐™๐™„๐™“๐˜ผ๐˜ผ๐™‰๐™†๐˜ผ

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Bilaal Adult waxaa lagu wargelinayaa in ๐™‰๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™Ÿ๐™–๐™™๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ay hadda diyaar tahay, ardayduna ay arki karaan isla markaana fiirsan karaan natiijadooda.

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan iyaga iyo waalidiintoodaba.

18/08/2026

Hampalyo Hampalyo

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 28/07/2026

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardada dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay si mug leh u soo dhawaynayaan musharax madaxwayne .
Waxaan rajaynaynaa in uu hormar, iyo barwaaqo u hurseedi doono dhamaan dadwaynaha reer Galmudug iyo guud ahaan bahda waxbarasha Gobolka Mudug.

29/06/2026

Admission is open in academic year 2026-2027

Ogeysiis muhiim u ah Bulsho weynta magaalada Galkacyo. Waxaa laga Ogeysiisnayaa in dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee bilaal adult Galkacyo uu qaaadan doono arday cusub haday noqoto. kuwo bilowga ah (preparation) kuwa dugsiga dhexe (primary) iyo kuwa dugsiga sare (secondary) wuxuuna dugsigu shaqeynayaa xiliyada Subixii, Galabtii iyo Habenkii wixii Faahfaahin Dheeraad ka fadlan la xiriir. qaybta maamulka Dugsiga

0619710171 ama 0616764817

25/06/2026

Fasaxa Sanad Waxbarasheedka 2025_2026

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 17/06/2026

Maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay farxada la wadaagayaan una hambalyaynayaan ardayda fasalka 8aad ee maanta imtixaanku u soo dhamaaday.
natiijo aad u wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhamantiin insha insha allah
17/6/2026

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 05/06/2026

Kulan Dalxiis

Waxaa munaasabad si heer sare ah loo qabtay oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 8aad ee ciwaankedu ahaa โ€œMahadsanid Macalin io Dalxiis โ€ay ka dhacday Beerta dalxiiska taas oo lagu muujiyay qadarin, mahadnaq iyo xushmad ay ardaydu u hayaan macalimiintooda sharafta leh.

Macalimiinta waa iftiinka bulshada iyo hagayaasha mustaqbalka jiilka soo koraya. Mahadsanidiin dadaalka, samirka iyo aqoonta aad nagu hagteen. ๐ŸŒน๐Ÿ“š


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadajir Village
Gaalkacyo
11221122