25/11/2025
Jounyrs of Astaan Golol ..
Hal iyo Labo π₯π₯
wa page ka rasmiga ee kooxda faca weyn astaan golol football club οΏ½οΏ½
25/11/2025
Jounyrs of Astaan Golol ..
Hal iyo Labo π₯π₯
05/11/2025
JABHAD
HADAL YAR IYO HAWL BADAN I.N πππ
Vamoos πͺπͺ
19/10/2025
KulankanKa bari Galab π.
Astaan Golol vs Reesolar .
Waxaan rajeyneenaa Guul insha allah.
02/08/2025
Friendly match .πͺβ οΈ
Astaan golol vs golden .I.n Sidhu qayrka kujiro
Yaa guul urajeenaysiin?π«΅
07/07/2025
Full Time.
Astaan Golol 1 .,BADBAADO 2.
Ciyaar xiiso iyo xamaasada badan ayay aheed.
Kulamada kale iyo is badal fiican insha allah.
06/07/2025
Big match
Bari galab waxaa kulan saxibtinimo LA cayareena dhigeena fc badbaado
Garoonka wareega .stadium
Sida caadada noo ahayd guul rajeenaynaa I.n full timeka halkaan Kala socda I.n guul iyo guul darabo
I.n yaa Guul u rajeenee fikirkadaada commentinga ππ«‘
30/06/2025
GALINSOOR 3 .2 A.GOLOL
ALXM ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH OO SI WANGSAN NOOGU SOO DHAMEEYAY SAFARKENII NOOSOO SOCDAY SAFARKAN SAFRKIIAA KALE WAXAA LEENAHAY ANAGOO CAAFIMAAD QABANa ILAAHAY HANAGU GAARSIIYO nabad ..
GURECEEL 2..0
DHUUSAMAREEB ..1.2
ADAADO ...1...2
GALINSOOR .. 3..2
ILAAHAY INTUU UU NOQORAY AAN SOO QAADANAY ALXM WAANAN KUQANACSANAAHY .alxm guud ahaan safrkeena waxaa Kala soo kulanay 2 guuldaro iyo 2 guulood alxm .dhamaan mahadsaanidiin intii degmo aan taganay oo si wangsan noogu soo dhaweeyay. π€²βοΈ
29/06/2025
Alxm π€²π€²3 points oo kale oo xariiraa
Gureceel .lose
Dhuusamreeb .win
Adaado ..win
Inta Dhiman ilaahay nabad iyo guul hanoogu dhameeyo .
Intii muucaradoow macsalaamo π€²π€²vamoos A.Golol πͺπͺπͺ
03/02/2025
Full____Timeπ
next Guul I.n Cayaar qurux badan π₯π₯
πͺπͺ
03/02/2025
Big match ....π₯
Maxaa noo rajeenaysiin galabtay ..insha allah
Natiijada halkaan kala soco guul iyo guul darboπ₯π₯