G/dhalinyarada iyo ciyaaraha D/Bursalax

G/dhalinyarada iyo ciyaaraha D/Bursalax

Share

waxaan uga hadalna arimaha sportska dagmada Bursaalax

29/05/2023

Maamulka Cayaaraha iyo dhalinyarada Degmada Bursaalax, ayaa soo saaray magacabid isugu jira macalin /macalin ku xigeen iyo Agaasimaha ciyaraha dagmada bursalax Na

Waxaa naga go'an Horumarinta Sports-ka Degmada iyo Dhalinyarada

27/04/2023

Waxa si wanaagsan kuso dhamaaday cupki Ramadaan cup waxaana ku gulaystay kooxda Ramadaan

10/04/2023

Maamulka Cayaaraha iyo dhalinyarada Degmada Bursaalax, ayaa soo saaray Go'aano isugu jira Ganaax lacageed iyo gabi ahaanba in laga reebay Tartanka cayaaraha ee hada Socda Naadiyada hoos ku xusan.

Waxaa naga go'an Horumarinta Sports-ka Degmada iyo Dhalinyarada, Naadigii ama Kooxdii ku kacda wax baal marsan Nidaamka Maamulku u dejiyey Tartanka waxaa laga qaadi doonaa talaabo sharci ah, waxayna mari doonaan ganaax u dhigma Khaladkooda.

Shaqo wacan.

18/03/2023
17/03/2023

Ugu danbayn waxa laso saaray isku aadka championka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Bursaalax
Gaalkacyo