14/11/2024
Naadiga FC NABADA ayaa Galabta ku soo dhaweesay Garoonka Cabdullahi Ciise Stadium π Naadiga Fc Hilaac ee ka dhisan Degmada Bandiradley.
FULL TIME: 3 vs 1 FC
Fc Nabada footbal clup waa team ka mid ah teamamka ugu faca weyn ee ka Galmudug Galkacyo
14/11/2024
Naadiga FC NABADA ayaa Galabta ku soo dhaweesay Garoonka Cabdullahi Ciise Stadium π Naadiga Fc Hilaac ee ka dhisan Degmada Bandiradley.
FULL TIME: 3 vs 1 FC
10/10/2024
FALUUJA 1 - 2 f.C NABADA
kooxda faca wayn f.c nabada ayaa kulan sxbtinimo la ciyaartay galabta dhigeed fc. faluuja
kooxda nabada ayaa marti i u ahayd dhigeda faluja ciyaarta ayaa waxa ay ka dhacday garoon ka wayn cawaale stadium ee galkcyo.
ciyartan aya ahayd ciyar is dhex gal iyo is barasho ah.
gaba gaba ciyaarta ayaa ku soo dhamatay 2 iyo 1
oo ay guushu ku raacday fc. nabada.
12/09/2024
Fultime Nabada 2:1 Waryaa Star
kulanka galapta aan la dheelnay dhigeyna waryaa star ee ka dhacay garoonka Abdullahi Iise stadium
05/09/2024
FC. NABADA 1 : 1 SYL
kooxdan faca wayn ee fc nabada
ayaa galabtay kulan sxbtinimo la dheeshay
kooxda syl
ciyaartan sxbtinimo ayaa ahayd kulan is dhex gal ah
ciyaartan oo ahayd kulan xamaasadiisa wata
ayaa waxa ku soo idlaay barbaro 1 iyo 1
sidoo kale kooxda fc nabada aya soo dhawayn usamaysay macalinkeeda cusub iyo ciyaartoyda kusoo biiray teamka nabada.
25/07/2024
kooxaha fc.nabada 3 vs 2 fc.faluuja
kooxda faca wayn fc nabada ayaa kulan sxbtinimo la dheeshay dhigeeda fc. faluuja .
ciyaartan ayaa ahayd ciyaar qurux badan oo lagu soo dhawaynayay macalinka cusub ee teamka
iyo ciyaartoyda cusub ee kusoo biiray teamka.
ciyaartan ayaa waxa usoo dawasha tagay mamulka iyo legendiga teamka f.c : nabada
01/11/2023
Waxaan biri kulan saxiibtinimo garoonka Abdullahi iise kula lee nahay kooxda fc Gaalkacyo city
Saacadu waa 04:00 PM.
Daawasho wacan dhalinyaro
Abdulahi iise stadium.
03/08/2023
kulan sxbtinimo oo aan maanta la dheelney dhigeena kooxda syl kulaankaas oo si wanaagsan noogu soo idlaadey
Nabada 1 vs Syl 0
28/10/2022
Cupka Elgula serie-B cup ayaa galabta toos loo daah furayaa
Kulanka furitanka waxaa dheeli dhoono
FC ELMAN VS NEW STAR
Halkani kala soco natiijada
Kulan waliba insha allah
Please like iyo flower saar page kena SFF
Waxey inoo tahay dhiiri galin
12/10/2022
Hambalyo Xulka Qaranka Soomali πΈπ΄ Un17
30/09/2022
MAN DERBY sadalinta wey furantahy
Man City Vs Man Utd
19/09/2022
Full Time: Fc Sohdo 0-1 Fc Nabada
Tartanka kooxaha heerka sadexaad ee ka socda garoonka Abdullahi iise.
FC Nabada Football Clup
08/07/2022
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda Iyo Taageerayaasha Naadiga FC Nabada Football Clup Waxay Farxada Ciidul Adhxa Darteed Ugu Hambalyaynayaan Dhamaan Umada Muslimka Ah Gaar Ahaan Umada Soomaaliyeed Waxaan Idin Leenahay Ciid Wanaagsan .