New Horseed

New Horseed

Share

Kusoo dhawaada page-ka rasmiga ah ee kooxda kubbada cagta HORSEED FC� Galkacyo⚽️💪🏽

26/03/2026

🔥⚽️ MATCH DAY ⚽️🔥
Horseed FC 🆚 Muumin FC
Heerka 3aaad
🏟️ Modern Stadium
🕓 4:00 PM
📅 26/3/2026

17/01/2026

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehelka, iyo asxaabta geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Cawa MAHAD CALI CABDI😭

Mahad cali cabdi waxa uu Aha player katirsan Kooxda horseed oo leh, mustaqbal so ifaya oo dabeecad wanaagsan, Geerideedu waa mid qalbi kasta culays ku reebaysa, waana lumis aan sahlanayn.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u naxariisto MAHAD CALI CABDI , Danbigisana dhaafo, qabrigiisana Alle u waasiciyo, kuna gallado Jannatul Fardowsa.

Alle ha u naxariisto MAHAD CALI CABDI, Jannanada allaha ka waraabiyo. Aamiin.🤲

11/01/2026

🚨MATCH DAY🚨
HORSEED FC 🆚 XIDIGAHA FC
🏟️ HORSEED STADIUM🏟️
⏰4:00 PM
🗓️ 11/1/2026
💪💪

20/12/2025

Alhamdulilah For Every thing ❤️⚽️🙏

20/12/2025

🚨MATCH DAY🚨
HORSEED FC 🆚 GOR GOR FC
🏟️ HORSEED STADIUM🏟️
⏰4:30 PM
🗓️ 20/12/2025
📌Sabti
💪💪

23/11/2025

Wareega xiga 16📸💥

07/11/2025

🏟️💥👏

06/11/2025

Natiijada kulanka maanta

HORSEED 2–1 HIMILO FC
Ahmed ⚽️
Abdinour Ali ⚽️

Cupka herka 3aad değ ada galkacyo

06/11/2025

MATCH DAY

Cupka Furitaanka – Heerka 3aad (Galkacyo)
Group B

Photos from New Horseed's post 05/11/2025

BOYS💥🤍

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo