Punt Sports

Punt Sports

Share

Ku saLLi Xabiibkeena (s.c.w) ❀️

06/02/2026

Mubaarak FC πŸ‘β€

23/01/2026

Doon Yaa Doon 🐐 7⃣

Waa Free-kicker caaLamiya πŸ™ŒπŸ‘€

23/01/2026

Sanad kii H**e πŸ‘‡

GoboLka NugaaL🐐

GobLka Bari 🐬

Magacayga Waa Soo Xasuusanaa Baa kadhacdey πŸ‘€πŸ˜‚

09/01/2026

War-Wayn 🚨
Garowe waxaa maanta lagu maamuusay ciyaaryahan mar ku dhawaaday inuu kubada ka hadalsiiyo.!

Bahda ciyaraha Casimada iyo kooxda Manoco aya kulan maamuus ah Mire-Awaare galabta ugu sameyay Ciyaaryahan H**e Ahmed Ali Kaahin kaas oo hadii ay kubadu hadli lahayd isaga la shekaysan lahayd habka uu teenbada Kubada u tumaayo awadeed.

Manoco City Club Mcc iyo bahda sports ku wa iney Legend's kaa inta iyo kabadan ba ay sii taraan waLi wa laga fa'idaysan karaa Hibadiisa kubadeede πŸ™ŒπŸ‘.

06/01/2026

Ciise Waash oo wacdaro ka dhigaya garoomada yaryar ee Garoowe

Ciise Shalay Haduu Barxada jiifay , Wakaa Maanta Garoomadii Yar_yaraa Shidanaya .

Sanad ka Kooxdee u Rajaynaysaa 3da kooxood Ee waawaynΒΉ Β² Β³ .

05/01/2026

Xidig wayn Moha Shiine Cadceed Oo Meeshuu Tagaba Shidanaya , Bandhig Sareeya ayuu ka samaynayaa koob kii Ciida Lagu dheelayay Oo Dhankaa iyo waqooyi Bari ka Socday πŸπŸ’›.

πŸ™Œ Master Mo'5 Maxaa ku Xasuusataa Adiga Daawanaya , ani Ahaan waxan ka amiinsanay Marka La joogo Kubada cagta Gaar ahaan Bartamaha Garoon ka ama khad ka dhexe waa Kii ugu Fiicnaa Ee an arkayo JiiLkiisa 🐐πŸ”₯.

Abdikaadir New waa Macalin kii Ka Dambeeyay Aaminay wakhti Farabadana Siiyay Lacibkan isago walibana Da'yar ahaa ilaa Heer ka ugu sareeya uu manta taganyahayna Sabab u Lahaa Macalinka alle Ha karaameeyee πŸ™β€.

05/01/2026

Yarkaan Laacib kaa walahia wuxuu isoo Xasuusiyay Ronaldinho πŸ‘€πŸ‘€.

10/10 Ku Qiimee aLaabtaa ⏳ πŸ‘‡ .

γ‚šviralγ‚·fypγ‚·γ‚šviralγ‚· .

14/07/2025

Meherada Caan kaa Ee Champion Oo ciyaaraha Laga Daawado 1,000 naan dhalinyarana ay isugu Yimaadaan kana Daawanayeen Ciyartii PSG - iyo Chelsea udhaxaysay Ee Club World Cup ka Oo ku TaaLa Casimada Garoowe xalay sidanaa kadhacdey .

Fikrkaagu waa muhiim 1 iyo 2 wax ka dheH , Oo Labadaa Tageere kaLa Saara , midna waa arsenaL Fun , midka kaLena waa Chelsea Fun , si kaLe Hadaan idiin ku Dhigana Midna Waa (Qu'een Elizabeth tii Bakhtiday ) kan kaLana waa Donald J. Trump ka NooL .

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Garoowe