18/03/2026
Dafacii Cupka ugu Ficnaa
Abdirihman Abdi asis darbi
Dhexdii Cupka ugu ficnaa
Burhan Leo
Weraryahanki Cupka ugu Ficnaa
Yahye Ahmed jama (suley)
Putland Stars Fc waaa kooxda faca Wayne puntland wxaaa LA aaas aazeY 4/7/2000
18/03/2026
Dafacii Cupka ugu Ficnaa
Abdirihman Abdi asis darbi
Dhexdii Cupka ugu ficnaa
Burhan Leo
Weraryahanki Cupka ugu Ficnaa
Yahye Ahmed jama (suley)
18/03/2026
SiciiT ali Hersi Dhagasayn
Da’yarki cupka
Miiisanka CuLus weye Ninkaan
Meel sareH ban urajynaya aaan
Waxaa KaLoo Sawirka
Kamuuuqda
BurHaan Abdul garre
Leo
Best Meldifider
Sero A weye Ninkaan
18/03/2026
GoaL dhaLiYaha Cupka
AYuup duraaan
MeeeL sareH Laacip ❤️
18/03/2026
Lacipka Cupka
Ahna Lacipka Xfada
Sakariye mohamed ahmed isse xogsade (Xoor)
Hanpalyo powe
Kan Ugu Fiican Jiilka mglada ba tahy
18/03/2026
BismilaaH
ALHamdulilaah ALHamdulilaah ugu Horeyn iLaaHey baa
Mahad oo idiL usugnaaty
Waxaaa soo idLaaday Cupkii Bisha Barakysan ee Ramadaan ee Xfada Puntland STars
Waxaaan aad iyo aaad ubogaadinaya aan dhaLinyarada kaso shaqaysayy Cupka qurxdiisa io inuu Wangsan oo nabad ah kuso idLaado
Marti Sharafta/ kaso qayp galayasha
Ay ugu Horeyaan
Gudoomiyaha sports ka
Degmada
Abase Bur Le ‘eg
XiL’ BurHaan
Xoghaye
Awil Hirre
iyo DhaLinyarada kle io Dawadayasha aad io aad bay u mahadsan yihiin ayyy
17/03/2026
Hanbalyo Hanpalyo
KaaMBo FC
Oo Hanatay Cupka
XFada Puntland STars
Waxaaan aad Ubogadinaya aan dhalinyarad xfada ee ka shaqaynaya Qurxda Cupka io inuu si Nabad io XasiLooni LeH kuso idLaado
Hanbalyo mar kale KaaMBo FC
17/03/2026
BismiLaaH
Waxa GaLapta KuLankii udanpeyey ee FinaLka La CiYaaraya Cupka Xfada Puntland STars
Si wacan Baan u bogadinaya aan
DhaLinyarada Kaso shaqaysayy Cupka Qurxdiisa
ONKOD VS KAAMBO
Badiyaa waa BaHdeen
Labo team oo aad u awood badan weeye
Kubada Qurx badan ban urajynaya aan
15/03/2026
Wooow Hanbalyo
Onkod Fc
Naadi misanka CuLusoo Awoood Ku socda
Next year CataLonia insha allaH
15/03/2026
BIG GAME 🔥
SEMI FINAL
CATALONIA VS ONKOD
BadiYaa
Waa BaHdeen
14/03/2026
Woooow
KuLankii GLapta
KAMBO VS SANTOS
HanbaLyo KamBo
Man OF the Mach Sakariye aLi ShirwaC ( sagaaro)
Santos na Waxan Leyahy insha allaH Next Year
14/03/2026
BIG GAME 🔥
SEMI FINAL
SANTOS VS KAAMBO
Yaaad GuuL urajynysaa