30/08/2026
π KAARE PLAZA | HOYGA RAAXADA IYO JAWIGA QADASHADA π
Ma rabtaa inaad hesho goob xasiloon oo kugu habboon nasashada ama dhacdooyinkaaga muhiimka ah? Kaare Plaza waa doorashadaada koowaad!
Waxaan kuu diyaarinnay adeegyo dhammaystiran oo heer sare ah:
β CAFETERIA MODERN AH:
Cuntooyin dhadhan xul ah oo fesh ah
Cabitaanno qabow (Juice, Iced Latte, Shake) iyo kuwa kulul (Qaxwo, Shaah)
Adeeg dhakhso badan iyo soo dhoweyn diiran
π° HOOLKA MUNASABADAHIINNA (HALL):
Hool aad u ballaaran oo loo ekeeyay bilicda casriga ah, kuna habboon qabashada:
Aroosyada & Meherka π
Dhalashooyinka (Birthdays) π
Shirarka & Munaasabadaha Rasmiga ah ποΈ
Casuumaadaha & Is-aragga Qoyska π½οΈ
π² BONUS:
Internet Wi-Fi oo BILAASH ah marka aad ku sugan tahay xarunta!
π Goobta: Hingalool
π Naga Soo Xiriir / WhatsApp: 0907029979
Kaare Plaza β Raaxo, Tayo, iyo Adeeg Hool ah oo dhamystiran
09/07/2026