23/11/2024
Kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed Heerkeda 4aad Ayaa Furatey Dresss cusub ay isugu Diyaarineyso Sanadka Cusub 2025.
Sida Lawada ogyhey kooxda Waa kooxda Ugu wax soo saarka badan dhanka Da' yarta iyadoo ay soosarto da'yar xirfad sareysa leh
Maxaa urajeyneysa jiirkan Cusub ..?
βοΈπ
βοΈβ‘οΈ
06/04/2024
Waxa galabty inoo Soo dhamanaya Koopki in muda ah Soo socdey oo ay dhalinyradu xfada ufurnaa kaas oo isugu Soo baxeen labada koxod o kala ah fc iyo fc
Mxaad urajyneysaa labadan team
#
25/03/2024
Sawirdii kulanka furitaanka koobka Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed ( AUN maxamed Daahir) ee dhex martey ciyaar xamasad badan labada team ee kla ah
Soogal gabiga fc 3 Vs Harwanag fc 4
Ay guushu kuraacdey
22/03/2024
Asc Ramadan Mubarak π
Waxaa inoo furmaya koobkeeni Sanadlaha ahaa Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed kaas aan kumaamuseyso
AUN ( ) alh unaxariiste
Waxa ino sharaf ah inad Nagala Soo qeyb gashan.
02/03/2024
Da.yarta kooxa face weyn ee Qaran Fc. Ex.Horseed Iyo Koobkii Under Ee laga Furey magalada Garowe Garoonka Mira aware stadium.
30/01/2024
Mid kamida playertii ugu fiicna soo Mara kooxda Haduusan aheyn kan ugu wanaagsan Soo Mara kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed .
Hadad aragto player kan qaab ciyaaredkisa wuxu Kusooxasuusinaya
Greatest of all Timeβ’
π₯π
06/01/2024
Maanta waxa inoo casuman Da'yar Isku darsadey xirfad iyo Akhlaaq Magacisu waa: oo logaran ogyhy Patric veira waa miisanka Culus +Shactiradii oo Qofa Waxuu ukubad egyhy Thomas party Daganaanta iyo kubad haynta.
Adiga daawanaya buu Ka xishoodsin
βMaxad urajeyn da'yarkan
β βπ₯
13/11/2023
Mid kamida da'yarta muhiimka u ah Kooxda waa iskuxiraha khadka dhexe ilaa weererka.
Wuxuu kadheeli dhowr position sida Number (6,8,10,7,9) Qaab ciyaaredkisa waxa lagu tilmaama sida waa ciyaal suuqyada kamida kubada cagta gorgorin iyo shaxtiro adiga kubada daawanya buu kaxishoodsinaya,
Maxaad urajeyneysa da.yarkan.
π₯βπ
13/11/2023
Qaar kamida Da'yarta ay academy du soosraty kuwaaso hiba kubadeed oo aad usareysa leh
βπ
09/11/2023
kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed ee Heerkeda 4aad oo Kufuratey Guul maliyadeeda cusub. Jiil cusub ayy soosareysa Academyada Qaran
βππ₯
Qaran fc (1) vs Italian (0)
21/10/2023
Waxa inoogu casuman afartii player ee kasoomuqatey Koopki xafadaha Casumada Garowe iyago matalyy Xaafada Horseed waana saamigi ugu badnaa ee Laga xuley Kooxaha xafada Kadhisan Iyago helay Shan(5)Player.
Maxad kaxasusata Kulankan?!
βπ₯