Sharcigu wuxuu sheegayo intaanu u imaan
Aragtidaada dhacdadaan maxaa ku Fasiri lahyd?
Abdale Sheekha
Try not to become a man of success but rather try to become a man of Value ��. My 🩸 AB+
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed {ﷺ♥️}
Ninkas Taladisa Hala Qaato wayo waxa uu ogyahay waxa uu Caafimadku yahay🙏
manta wad arkaysan xalada uu ku jiro Ee u duceya isna in uu ilaahay caafiyo
Sida uu Wax idiinku sheegi lahaa ayuu U ilmaynaya
Garsoorka Oo caawa kulan Sagootin u sameeyay Garsoorahooda Qiimaha Badan Sayid Ali Taatiko oo muqdisho nooga yimi asagoo nagala qayb qaatay Tartankii Caasimadaha ee ka dhacy Bosaso
Safar Khayr qaba wllky
Garsoorka Soomaaliyeed ee Jooga Caasimada Garowe oo ciyaar soo dhaweyn u sameeyay agaasimaha shaqaalaha & Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya & Wafdi oo hoogaaminayo oo maalmahan jooga caasimada Garowe.
Alxamdullilaah Caasimaddii Garoowe oo roobsatay🌧️❤️
Alhamdulilah 💙
31/05/2026
Allow na Qabooji oo Raxmadaada noo shub
Jawiga caasimadu waa masha alh
30/05/2026
Rigooradaan 10 kii Garsoore waxaa dhigi lahaa 1 Garsoore
Sababtoo ah ciyaartoyga Arsenal wuxuu kaga hormary ciyaartoyga kale Booska sidaa darteed difaacuna wuxuu sababsady inuu ciyaartoygi ku dul dhaco lkin waxaa jirtay in Gacanta maduke ay sababtay dhicitaanka labadaan ciyaartoy
Sidoo kale VAR foulada noocan oo kale ah way ka aamusta Garsooraha Goaanku uu qaato ayey ku raacdaa haduu dhaho penalty way ku raacdaa haduusan dhigina way ku raacdaa
Marka suaasha iswaydiinta mudan waxay tahy yaa sababay Foulka ma difaaca mise weeraryahnka?
Aragtidaada
30/05/2026
Kubadaan Waa careless foul
marka Waa penalty + No Card
Difaacu wuxuu ku dhacay ciyaartoyga weeraryahanka inta uusan taaban kubada
PSG sababta ay Garsooraha ula doodaysay waa in ay rabtay ciyaartoyga Jaale la siiyo hadii sidaa ay dhacdana wuxuu ku sii darsan lahaa Red cad maadaama horay uu jaale u qabay
Isla daqiiqad kadib Tababaraha Arsenal wuu badalay ciyaartoyda asagoo uga baqay Jaale 2aad
Aragtidaada kubadaas Jaale ma u qalantay?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe