12/04/2026
Morning Training 💙
Alhamdulilah
Try not to become a man of success but rather try to become a man of Value ��. My 🩸 AB+
12/04/2026
Morning Training 💙
Alhamdulilah
11/04/2026
dhacdo cajiib ah oo caawa ka dhacday Africa Ciyaar Semi Final ah Koobka Confederation Cup
Garsooraha Ciyaarta ayaa Ciyaarta oo socota kubadi ku dhacday kadibna wuxu ogolaaday in Ciyaarta uusan istaajin wuu socodsiiyay Sidaas Ayaa Goal lagu dhaliyay
VAR ayaa soo wacdy Garsooraha oo ku tiri Goalka la dhaliyay bilaabashadeeda adiga ayey kubada kugu dhacday kaalay daawo oo Tvga imow
Kadib wuu daawaday wuxu arkay kubadu inay ku dhacday kadib Goalkii wuu cancel Gareeyay
✅Sharcigu wuxuu qabaa kubadu haday Garsooraha ku dhacdo waxaa khasab ah ciyaarta in la joojiyo kadib la dhigo ( Dropped Ball) dhexdhig lana siiyo kooxda samaysay taabashadi u danbaysay
Galabta Iyo Mire Awaare Stadium
Alhamdulilah 💙✋👏
09/04/2026
Kooxda Barcelona ayaa dacwo rasmi u Gudbisay UEFA taas oo ah Garsoorki dhexdhexaadinyay Ciyaarta
Waxay ka doodayaan dhacdaan aan Habeenkii h**e soo dhigay
Waxay leeyihiin Rigoore ayey ahayd wax Rigoore ah nalooma dhigin
Sidoo kale waxay qalad u wayn u arkaan in dhacdadaas aysan VAR soo Faragalin wayday
Kwrn adigu mala qabtaa Barcelona in kubadaasi Rigoore ahayd?
Clear Penalty Kick
Kubad uu Goalkeeperka Atletico madrid u baasay kadibna Difaaca isna uu Gacanta ku qabtay si uu mar kale u bilaabo Gaol kick
Maadaama Garsooruhu aad uga Fogaa ma uusan qaban horay ayuu uga socday
09/04/2026
Hambalyo wllky Omar Abdulkadir Artan
Guusha ugu wayn uu Garsoore Rajeeyo inuu Gaaro waa inuu ka soo muuqdo Ciyaaraha world Cup
Sawirkaan waa 5 sano kahor
Ninkaan anoo ciyaartoy ah buu
Favourite Referee ii ahaa
Maxaad moodaa hder oo aan Garsoore isla nahay
Guule kale oo Farabadan ayaa kuu rajaynynaa insha alh
08/04/2026
Clear Penalty Kick
Kubad uu Goalkeeperka Atletico madrid u baasay kadibna Difaaca isna uu Gacanta ku qabtay si uu mar kale u bilaabo Gaol kick
Maadaama Garsooruhu aad uga Fogaa ma uusan qaban horay ayuu uga socday
08/04/2026
Clear Dogso🛑
Muhiim maaha kubadu inay lugtaadu ku jirto marba haday kaa ag dhawdahy Control of the ball wuu jiraa
08/04/2026
sawirkaan waa Saaka Iyo Airport Caasimada Garowe
Mar hadii aan iska waayay liiskii Madaxtooyadu magacaabaysay Waa inaan dib ugu noqdaaa Meeshaa ka imi
Halkee waaye meeshaas aan ka imi?
Salaamulahi 👏
Ha noqon ruux riyadiisa dhimatay Balse noqo Cadceed Maalin walba dib u dhalata.
Oo ha danaynin mugdiga kugu xeeran✋
Alhamdulilah💙
04/04/2026
Garsooraha ayaa VAR intuu soo daawaday ayuu badalay Goaankiisa oo awal ahaa Yellow +Redcard wuxuu ciyaartoygii intuu u yeeray siiyay Redcard 🛑kliya
Suaal baan soo xasuusta aaxaabtayda qaarkood waa h**e iga waydiin jireen dhacdada noocaan ah oo kale
Maadaama mar walba uusan ciyaartoygu uusan soo noqonayn maxaa waqti intaa le’eg oo ciyaarta loo joojinyaa oo VAR loo soo daawanaya maadaama mar walba Redcard ugu danbayn la bixinayo?
Jawaabta Fudud baa jirta
Bal isku daya idinka
04/04/2026
Saaka iyo Tababarkii Iyo Garsoore Hassan
Alhamdulilah 💙
Luuqadeena Soomaaliga magacee loo yaqaana qofkaan?