Millo Foot ball Clup Sero D

Millo Foot ball Clup  Sero D

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Millo Foot ball Clup Sero D, Sports Team, Garowe.

18/01/2023

oo lagu naa neeso xiddigan ayaaa lagu bartey go'aaminta xilliyada adag iyo Tawaaaduc soo Jeed Marka ay taagan tahay Kooxda Xiddigan Ayaa mudadii ugu danbeysay Isku badaley Machine ka Goolasha kaasoo soo Jiitey indhaha Caalamka Xiddigan ayaa loo yaqaana mar la arag kaasoo 1000 ki qofba mid isgoo kalaa baa laga hela Xidigaan waxaa u Rajeynayna horrumar balaaran iyo Guulo Badan

11/01/2023

Updirashid Maxamuud Oo lagu naaneeso Leo Ahna Captanka koowad ee naadigan Xidigan caJiibka ayaa ka dheela khadka dhexe RunTi wuxuu ku Jira kuwa ugu halista badan dhigiisa Xidigaan hdii aad Garoon la Gasho waxaa ku tashaneysa inaa guuleysatey Xidigan ayaa shac biyad aad u balaaran ku leh kooxdan Faca weyn Millo Foot ball Clup Sero D iyo Magalada Xiddigan ayaa MowHibadiisa CaJiibka usoo Bandhigay dhamaan aduun weynaha oo idin kadib marki loo aqoonsadey inuu yahay indha sarcaad kaaso Taageerayaashiisu ugu wacan Si gal gacayl leh
XIDIGAN WAXAA U RAJEYNAYNA GUULO FARA BADAN IYO HORRUMAR BALAARAN

10/01/2023

Hassan Updi oo lagu naaneeso Kani waa mid ka mida Weerarada aadka looga baqo RunTi hdii uu kaaa soo horJeedo Waxaaa Lama huraaana inaa guul dareysaneysid Xidigaan ayaaa wuxuu dhigay records caJiiba waxaana ka mida:-
Oo madaxa iyo
Xidigaan XirFadiisu caJiibka thy waxaa u RaJeynayna Guulo Farabadan iyo Horu mar CaJiiba

Photos from Millo Foot ball Clup  Sero D's post 23/12/2022

Millo Foot ball Clup Sero D Kooxdan Faca iyo maaamuuska weyn Ayaa Manta kulenkeedi ay ku leheeed stadium Kusoo Idlaaadey 5__2 waxay la dheelayeen dhigoooda Sunaami kooxdan ayaa waxay caadaysatey Fogeynta Kooxooyinka ay is wa Jahaan kooxdan ayaa waxay noqotey Kooxda Caasumada Iska leh taaas oo ay xaqiiJiyeen Maamulka sportska G.Nugaal
Xulkan Dahabiga waxaaa u ra Jeynayna Horumar wacn iyo Guulo Fara badan🙌

20/12/2022

Apdirisaaq Jamac Mohamed Waa Xidig Ka dheela Possion ka dhexda Ah na Captain ka 2 kooxda Faca weyn ee Millo Foot ball Clup Sero D wa mid ka mida Dhexaha ugu khatarsan Casimada Garawe Haduusan ba ahyn kan koo waad playarkan ayaa lagu Maaamusa Kubad Qurxoon iyo NaTiiJo aad u Fcn Palayarkan ayaa wuxuu dib u cisboonasiinaya Hishiiskiisa oo ku eg maalinta 23 December 2022 oo malin Jumca ah ayaa wuxuu hishiis la galayaa kooxdan Faca weyn hishiis ku eg ilaa 2025 I.a Xidigan waxaa u RaJeynayna horumar balaaran waxaana leenahay Guulayso marwalba ✋

12/12/2022

# waxaa xaaalad CaFimaad Galay ustaad maxamed cabdale ustaad waxaa kuu RaJeynayna CaaFimaad Taaam ah iyo sidaadi H**e inaa ku soo noqotid Dhamaan Kooxda Faca weyn ee Millo Foot ball Clup Sero D waxay kuu RaJeynaysa CaaFimaad Taam ah I.a Macalimka aan Faataxada umarno dhalin yaro🤲

07/12/2022

Saapir luqmaan Siciid oo lagu naaneeeso Saabir Maldini Kani waa mid ka mida DaaFacyada ugu adag uguna khatarsan dhigiisa Kaaso Udheela Kooxda Faca Weyn ee Millo Foot ball Clup Sero D Xidigan ayaa Mowhibad CaJiiba soo Bandhigay Kulamadiisi ugu danbeeyey Soona Jiitey indhihi ShaCabka Qanciyeyna Dhamaan Taageerayaashiisa iyo waliba kooxdiisa Xidigan ayaan leenahay guuleyso mar walba iyo Goob kasta

05/12/2022

Big Game Kulanka Galabta 4:00 Waxaa Dheelaya Kooxda Faca Weyn ee Millo Foot ball Clup Sero D kuwaaso is waJahayaan WadaJir Fc Waxaa Rajeynayna Inaa Guulaysan doono sidii caadada noo ahayd I.a Guul Galabta Kulankan waxaa La XaQiiJiyey Ineysan wax Dhawaca Jirin
Good luck 🖐

04/12/2022

Apdullahi Ahmed Aadan oo lagu naaneeso Beckham kani waa mid ka mida Dhexaha Ugu Khatarsan Garawe Kaaso U dheela kooxda Faca Weyn ee Millo Foot ball Clup Sero D Xidigan oo manta soo BanDhigey Mowhibad CaJiiba Halyeeygan CaJib ka waxaa u Rajeynayna Horumar balaaran Guulayso mar walba

30/11/2022

KooxDan Faca weyn Ayaa ManTa waxay dheelAysa Kulan Keedi 23 Taaso WaJihi DoonTa Dhigeeeda CosoVo I.a waxaa raJeynayna ina sidii h**e lanugu yaqiiney aan soo bandhigNo Guulo CaJiiba
KOOXDAN Ayaa CiyaaRtay 22 Mach
Win: 15 mach
Lose:2 mach
Draw: 5 mach
I.a GalabTana Guul baa noo Cad ✋✊

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Garowe