Naani yaa Naani 17

Naani yaa Naani 17

Share

Saaxibyaal kuso dhawaada Page ka Rasmiga ah ee ciyaarahan [ Abdukadir naani ]

28/05/2026

Eid mubaarak sxpyaal.
Anigu maalinka labaad bn ciida saas ula socda 😂.

Abdu Kadir Naani@topfansMoha Shiine Cadceed

25/05/2026

Alxmdulilaah champions

Hampalyo dhamaan awlaadul caasimada, kalsoonidii iyo tageeridii aad nasiiseen wan ka miro dhalinay.
Balanteenu wa barxada insha allah 👏🐴

Kadir NaaniCaptain DeerogaadMoha Shiine CadceedAbdixamiid Thomaska official

Photos from Naani yaa Naani 17's post 25/05/2026

Ilahay kuwii guulaysta hanaga dhigo galabta.
Awlaadul caasima garoonka halaso camiro 👏🐴


Abdu Kadir Naani Abdixamiid Thomaska official Captain Deerogaad Moha Shiine Cadceed

23/05/2026

Nugaal wa horaan, hormuudka iyo jaamacada kubada cagta puntland.

Photos from Naani yaa Naani 17's post 21/05/2026

Alxmdulilaah final 🐴Caasimada Garoowe

Hambalyo dhamaan shacabka reer nugaleed awlaadul caasima, one more step insha Allah
Abdu Kadir NaaniMadar Abdiwali

Photos from Naani yaa Naani 17's post 08/05/2026

Alx. Barbilow fiican iyo cupkii casimadaha

Photos from Naani yaa Naani 17's post 30/03/2026

Training
Xulkii caasimada

24/02/2026

Rapiyow sida aad suuradeena u wanaajisay akhlaaqdeena u wanaaji

Photos from Naani yaa Naani 17's post 20/02/2026

Ramadaan cup 🏆

Team : All stars 🥅⚽️

Somtel+dabashiil 🎫🥇🎬

Falcon stadium 🏟️

12/02/2026

Kubad baa igu barateene. Bal kaalaya arka anoo dahab qodanaya. Maantana. K*k

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Nawaawi
Garowe