Heer Sareh Abdalle ZhuutaraaLe
Daafacashada xidigaan maxaad ku qiimayn lahayd 100%
Rangers of roma
romaofrangers
28/02/2025
Xiddiga Haysta Bilada Da'yarkii Ugu Fiicnaa Koobkii Gobaladda Puntaland Ayaa Looga Yeeray Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya.
Xuudka Ayaa ayaa markiisa h**e kasoo baxay Academiyada Rangers of roma .
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta Rangers Waxay U Rajaynayaa Nasiib Wacan.
Mustafe aarshe danbeedka bidix waqti xadirkaan ugu wanagsan.
Hal iyo labo kadheh kubadiisa.
Waxaa galabta dheelnay kulankii 1aad ee koobka ee isrebrebka sera B waxaa guul wayn ka gaarnay dhigeena
Alle aya mahad iskaleh gushaa nasiiyay .
Kooxda Rangers of roma waxay u mahad celinaysaa taageerayaashii quruxda badnaa oo goroonka soo buuxdhaafshay guushana qayb wayn kulahaa.
.
Zakariye idiris maxamed ( xuutka )
Waxa uu matalayaa degmada dangoranyo koobka gobolka nugaal isagoo soo bandhigay kubad qurux badan iyo xirfad aad u saraysa.
Lacibkan tayada iyo akhlaaqda isku darsaday waxa uu kasoo baxay Academiyada Rangers .
Dhamaan teamka Rangers waxay urajaynayaa Zakariye idiris maxamed ( xuutka ) mustaqbal wanagsn iyo guulo badan inuu gaaro.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garowe
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |