22/12/2023
Mustaqbalka xaafada iyo gobalkaba
Al Ahli
22/12/2023
Mustaqbalka xaafada iyo gobalkaba
31/12/2022
Laacibki Gobolka Abdukadir Kawte,
Gulayso Waan Ku Garab Taaganahay Xidigeeni..
28/08/2021
Sagootin
Muumulka macalimiinta iyo palayerinta Teamku waxay sagootinyan Xidigii Teamka iyo Magaaladaba.
Wuxuu ahaa Xidig Teamka wakhti quruxbadan lasoo qaaty, dhamaantayo waxaanu jeclayn in uu nala joogo Balse Wada joogayaga wakhtiga diiday.
Nabad Galyo Abdalle Mohamed Ahmed Iyo Dhamaan qoyskiisa.
Safar salama, waxaanu kuu Rajyn in wakhti dib inoo kulmiyo
Ku nabad gal meel kasta, waanu ku jecelnhy waana kuu xiisi doona👐
Zafar Salaama 🇸🇴to🇪🇹to🇫🇷.
17/03/2021
Habeen wanagsan Dhamaan Dadka Ku xiran Pageka KooXda Faca weyn Ee Al-ahL i🙌
Hal iyo Labo Eray Ku dhiira galiya wiiLashan❤
Fc💪❤