09/09/2025
:- Furitaanka Tartanka Deg Gobolka Nugaal
Deg Garowe 0 VS Deg Godob jiraan 1.
Welcome to the Official Facebook fan page of the Magool Sports
09/09/2025
:- Furitaanka Tartanka Deg Gobolka Nugaal
Deg Garowe 0 VS Deg Godob jiraan 1.
21/06/2025
Kooxaha Horseed FC iyo Garoowe City ayaa badalay Wakiilada Codbixiyaashooda
Waxaa Caydaruus Xasan Maxamuud loo magacaabay inuu noqdo xubin cod bixiye ee kooxda dowladda Hoose.
Sidoo kale Waxaa Maxamed Xisri Salaad loo magacaabay inuu noqdo xubin cod bixiye ee kooxda Horseed FC ee Doorashada xiriirka kubadda cagta Puntland
17/04/2025
Macalinka xulka gobolka Nugaal Yacquub Osman ayaa galabta magaalada Garoowe ka daah furaaya xarun da'yarta Puntland taas oo lagu magacaabo Next Generation Accedamy taas oo da’yarta lagu barbaarinaayi ciyaar wanaagga, Anshaxa iyo Jimicsiga jirka maalmaha ay fasaxa yihiin Khamiista iyo Jimcada.
City Maalin umurugo ah kadib ku dhawaqista Kevin ee Tagitaankisa , PEP oo ku Tilmaamay maalin umurugo ah..
Real oo so Gudbatay 8 dhamaadka , Arsenal oo isku dhacayaan , PSG iyo astonfila oo isku aadey , Maxa laga Filan Kara?.
Liverpool oo loo dhigey Cashar PSG oo ugudubtay 8dhamaadka , Maxa ka khaldana Liverpool , Sadaasha Tartanka Kulamada Caawa..
28/02/2025
Waxaan Bahda ciyaaraha iyo guud ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu nabad iyo caafimaad noogu dhammeeyo, nana siiyo kheyrka bisha Ramadaan.
Ramadaan Kariim.
14/02/2025
16/01/2025
Kooxda BCC ee haysataa horyaalka heerka kowaad ee gobolka Bari. una usoo baxday Horyaalka heerka kowaad ee Puntland ayaa loo badalay magaceeda Gashaan SC. iyadoo ay la wareegeen ciidan PMPF
Maxaad ka filin kooxdan ku ciyaari doonta magaca gaashan ee dhaqaalaha badan la gelin doono.
15/01/2025
Kulamadii Caawa Arsenal oo ka Faaidaystay Barbarihi Liverpol ee Xalay Barca oo 5 Gool ka kicisay Real Betis , inter oo Barbardhac Gashay Newcastle Bayern Munuchen iyo Psg oo intaba wada Badiyay Kulamadoodi..
Maxaa kaaga Baxay..