Magool Sports

Magool Sports

Share

Welcome to the Official Facebook fan page of the Magool Sports

27/12/2025

Toos: Shaacinta Natiijada doorashada Gollaha deegaanka Gobolka Banaadir
Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

24/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah ee doorashooyinka Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir,

20/12/2025

TOOS: War-murtiyeed ay soo saareen Golaha Mustaqbalka, kadib shir muddo saddex Caano maal ah oo uga socday magaalada Kismaayo, ee xarunta maamulka Jubbaland.

18/12/2025

DOODA Su'aalo waydiinta Guddoomiyaha degmada Bosaaso Dr Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali ee waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo qorshayaasha maamulka degmada

17/12/2025

: Guddiga Doorashooyinka Puntland PEC oo maanta Magaalada Boosaaso ooMalintii 2aad ka daah-furay Waji labaad shir wada-tashi ah oo lagu falanqeynayo xeerarka doorashooyinka, ururrada/xisbiyada siyaasadda iyo diiwaangelinta codbixiyeyaasha, iyadoo ay ka qayb-galayaan daneeyayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

16/12/2025

: Guddiga Doorashooyinka Puntland PEC oo maanta Magaalada Boosaaso ka daah-furay Waji labaad shir wada-tashi ah oo lagu falanqeynayo xeerarka doorashooyinka, ururrada/xisbiyada siyaasadda iyo diiwaangelinta codbixiyeyaasha, iyadoo ay ka qayb-galayaan daneeyayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

16/12/2025

: Guddiga Doorashooyinka Puntland PEC oo maanta Magaalada Boosaaso ka daah-furay Waji labaad shir wada-tashi ah oo lagu falanqeynayo xeerarka doorashooyinka, ururrada/xisbiyada siyaasadda iyo diiwaangelinta codbixiyeyaasha, iyadoo ay ka qayb-galayaan daneeyayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

04/12/2025

Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Munaasabadda xiritaanka Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal abuurka.

21/09/2025

FINAL: Burtinle Vs Eyl || Tartanka Degmooyinka Gobolka Nugaal

15/09/2025

TOOS:Burtinle Vs Garoowe || Tartanka Degmooyinka Gobolka Nugaal

14/09/2025

TARTANKA KUBADA CAGTA DEGMOOYINKA G. NUGAAL
Deg. Eyl VS Deg. Godobjiiran

12/09/2025

TOOS: Degmada Eyl Vs Degmada Garoowe || Tartanka Degmooyinka Gobolka Nugaal

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Garowe