Abdi Gelle

Abdi Gelle

Share

Abdi Gelle, Falanqeeye Arimaha Siyaasadda Soomaliya iyo dhaqaalaha Wadanka.

16/01/2023

Xogo sirdoon oo aan ka helnay magaalada Laascaanood gudeheeda ayaa sheegaya in malleeshiyada cadowgu magaalada keeneen farsamoyaqaanno ku takhasusay sancaynta qaraxyada macmalka ah. Waxa kale oo kab u ah farsamoyaqaannadaas oo laga keenay meelo ka baxsan deegaanka caawiyeyaal. Raggan ayaa la dejiyey afar guri oo magaalada daameheeda ah. Waxa ay ku jiraan diyaarinta qaraxyo ay ugu talogaleen in ay la beegsadaan meelo kala duwan oo magaalada ah. Waxa kale oo qorshehani ku soo beegmayaa xilli Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wufuud kale oo isimmo ahi ku soo beegan yihiin magaalada maalmaha foodda inagu soo haya.

Qaraxyadan ayaa u qaybsan kuwa la hago ee macmalka ah laguna aaso jidadka, kuwa la hago ee lagu dhajiyo baabuurta ee xanjada ah, kuwa baabuurta laga soo buuxiyo iyo kuwa dadku isku soo xidhaan. Farsamoyaqaannada fulinaya barnaamijkan ayaa waxa calammo kuwa Khaatumo ah looga iibiyey hoolkii h**e ee Wadhacda si ay ugaga qaybgalaan soo dhoweynta loo samayn doono Garaadka ayna qorshehooda u fuliyaan iyaga oo aan laga shakiyin.

Malleeshiyada cadowga ayaa qorshehan h**e ugu tijaabisay gobollada SSC. August 02, 2018 ayay ahayd markii qof isku soo xidhay walxaha qarxa uu isku qarxiyey AUN Cabdifataax Maxammed Cali iyo Axmed Maxammuud Doolaal oo ku gudajiray abuurista dhaqdhaqaaq hubaysan oo looga soo horjeeday joogitaanka cadowga ee deegaanka. Waxa kale oo February 2022, qarax nooca xanjada ah loogu dhejiyey baabuurkii uu la socday AUN Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo sida sirdoonka Jubbaland iyo kan Dowladda Federaalka ee NISA-ba caddeeyeen ay soo abaabuleen sirdoonka cadowga oo kaashanaya gacmo kale. March 2020, ayaa AUN Xasan Sheekh baabuurkiisa xilli galab ah loogu xidhay qarax nooca xanjada ah oo uu ku geeriyooday.

Warkii ay cadowgu dhowaan faafiyeen ee ahaa in Islaamiyiin is uruursatay ay rabaan in ay kala wareegaan Laascaanood ayay rabaan in ay u helaan qiil si ay isaga dejiyaan culaysyada iyo xannibaadaha dhaqaale ee ay saareen beesha caalamku kaddib xasuuqii ay u geysteen dadka magaalada.


Send a message to learn more

15/01/2023

Wareesiga raga.

15/01/2023

ma xasuusatan Harry May wiilki beedka ku dhufatay Boqorka Uk Boqor Charles xiligi taajka lasaaray ee ay dadkisa is baranayeen maxakamad aya ku xukuntay ganaax ah lacag dhan 100 giniga Ingiriiska ah kadibna ku tidhi orod gurigini aad

Cabdi maalik Coldoon habar madow oo gaalad aha ayuu dhaliilay laba sanno oo jeel ah ayuu kaso laacay 😁😁

13/01/2023

ma ogtahay sidani in ay tahay fan la barto marna udhaxaysa geeri iyo nolol

Apdirihmaan Othmaan 🗣️

12/01/2023

Geedi caano leh

08/01/2023

Daawo quruxda Dooxada degmada Xuddun Sool.

Geelii, airigii iyo fardihii oo is dhinac daaqa.

Cawaale Koronto

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garowe