18/01/2026
**Waan aqbalneY NatiiJada waan aqbalneY💔⚽️
**ugu HoreY Gen:qalyare illahy naxatisTi Jano hasiyo
**12Sano kadib waxaY kooxdu CiyartaY Sera (A)da
Gobolka nugaaL Ee Gen:Qalyare Cup🏆waxan Labo Jeer La kulanaY guuL daro waxan Tartamada xiga u RajeYn kooxda So labasho iyo diyar garow nasiib wacan iyo bandhig ka qurux bdn Sidii h**e
**Mahadcelin
Gudomiyaha sportska gudiga koobka maamulka Dagmada Bahda cafimaadka Garsoorka koobka
Bahda mediayaha Poliska mamulka kooxda macaliminTa ciyartoyda TaageraHa kooxda io CidkasTa oo Kaso shaqeYsaY Tartankaan
Waan guulaYsanaY dhamaanteeen💔
Mire awaare waa makhraaTi
Captan HigLovic📝
03/01/2026
🅰️
Saaka mire awaare Stadium Waxaa freindly match wada dheelay,
Fc 3️⃣ Fc0️⃣ .
.
29/11/2025
Garoomada Waxaa dib ugu Soo Laabtay Laacibkii Xaafada Mohamud Abshir Faracade " Mj Marco"
🐐🔥.
21/09/2025
Kooxdu Waxay Hambalyo U diraysaa Degmada Burtinle Oo ku guulaysatay Cupka degmooyinka gobalka Nugaal
Sigaara Kooxdu Waxay Hambalyo Leedahay Abdalla Ali Waaberi Oo ku guulasytay Laacibka cupka degmooyinka gobalka Nugaal.
iYo
Macalin Abdi Rizak Oo ku guulaysta Cupkiisi 3aad Cupka degmooyinka gobalka Nugaal.
WaxaY sido kale kooxdu so labasho iyo Nasiib wacan u rajaYnYacquub Ahmed o kamid ah Xidigaha Laf dhabarTa u ah Kooxda kaas o xulka deg:Eyl matalaYey
Family ♥️
10/09/2025
WaxaY kooxdu garab Tagan thy Labadan xidig kuwaas o kala MatalaYa Degmoyinka kala Ah Deg:burtinle iyo Deg:EyL waxey kooxdu guul u Rajeyn Xidigahan Da,da yar❤️🔥
Saxansaxo waxaY astan u thy so SarisTa xidigaHa ugu SameYnta badan G:nugaL io puntland
12/03/2025
Saxansaxo Legends
&
Saxansaxo A
Guulysta dhalinyro.
27/02/2025
Gamekii 2aad iyo Guul muhiima alhamdulilaah.
Cupka isreebreebka sero B G.nugaal,
Dhigeena costarico fc Waxaan Leeyanahy dhalinyro Badiyaaba waa bahdeen calafkiina intaas ahaa guulysta.
Saxansaxo 4️⃣
Costarico 1️⃣
2game 6point +5 Goal.
18/02/2025
Cupka Heerka 2aad gobalka nugaal
First game 3 point oo muhiima 🔥🔥.
Saxansaxo 3️⃣
Costarico 1️⃣