Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament

Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament

Share

TAAKULO TRAINING CINSULTANCE AND AUDITING FIRM WE CONDUCT CONSULTANCE SERVISES TO ALL ORGANIZATIONS BOTH GOVERNMENTAL AND NON GOVERNMENTAL

12/07/2019

Nin ku qaday sahraay tiisa
Haduu seed liqliqideeda
Ku saruurad goyn waayo
Subag iyo baruur doono
Siduu jecel yahaa veena

Abwaan Hadraawi

01/07/2019

Qolobaa calankeedu Waa caynoo
Inagaba Keenu waa cirkoo kale oo
Aan caadna lahayn ee caashaqa Rey

Abwaan cabsullahi qarshe

Photos from Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament's post 13/06/2019

Mahdi family

20/01/2019

Dalku nabad buu rabaa dadkuna nolol bey rabaan noloshana nabad la aan ma suurtoobayso ee illaahayow Somaliya nabad kusoo dabaal

04/07/2018

Training of the community groups is the key to development

26/06/2018

Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed maalinta 26 ka juun oo ah maalintii ugu horeysay oo calan soomaaliyeed laga taago dhul soomaaliyeed magaalada hargeysa.
SAREEYOW MA NUSQAAMOOW
AAN SIDUU YAHAY EEGNEE
KANA SIIB KANA SAAREEY
timacade

Hambalyo

28/04/2018

Xildhibaanada baarlamaanka federaalka waxaan ka rajeynayaa Iney doortaan gudoomiye ilaaliya madax banaanida iyo ishaysiga xubnaha baarmaanka

Guul inshaa allaah

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garowe