30/10/2018
Glbta garoonka mire aware waxaa fooda isdaray koobka heerka labad g.nugal vs oo kucayaraysa mgcaga asal jet ciyaartas waxay kusoo dhamatay 2-2 waxaa golasha udhashay iyo sasna waxay kooxda iska xadirisay werega 16 in shlh guul iyo gobanimo
28/10/2018
Waa kulanki kowaad oo dhexmaray kooxda al.xikma vs saxansaxo waxa 2.0 kubadisay kooxda al.xikma waxaana udhaliyay team facwayn guul. Iyo gobonimo in shlh mar wlba maamul iyo macaliminb force 🌟🌟
27/10/2018
sawiradii xulka ahaa ee kulankii koowaad ee kooxda al xikma ay dheeshay koobka heerka labaad ee gobolka nugaal (Hoy Guusha Soo Raac)
27/10/2018
kooxda Alxikma Fc oo wacdaro ka dhigtay bilowga koobka heerka labaad ee gobolka nugaal kaas oo ay kulankii koobaad fooda is dareen kooxda saxansaxo, kulankaas oo ay kooxda Alxikma ku dubatay kooxda saxansaxo 2:0 ,waana kulankii koowaad oo lagu furay koobka sera B da garowe guulasta xidigaha Alxikma Fc
27/10/2018
kusoo dhowaada pageka alxikma fc