22/05/2025
Deeq Mahad Xaaji Lacibka Kooxad Oo Loo qatay Heerka Kowad iyo Kooxad Ciidanka Horseed Dhamaan Maamulka Macalimiinta iyo Playerinta Salaama Fc hamplyo Uu dirayaan lacibka Deeqow.
Gulayso Hormar Wanaagsan
Hon Abdikadir Mohamed New
10/03/2025
Hamplyo Hamplyo
Ahmed Mohamed iyo Dumshi HiBO Ahmed shiikh osman meher wacan Oo Wanaagsan.
Ilaahy Ha idinka Dhigo Kuwii Gurigood Lagu Nagaado Kala Hela Caruur Wanaagsan Oo Anfaca.
02/03/2025
JiiLka Cusub HEERKA Saddexad Ee Salaama fc
Mustaqbalka Dhow ee Salaama Fc Sera C Guulayesta Marwalb
01/03/2025
Waa Habeenkii Labaad Ee Bisha Ramadan Aa Uu ducayeeno Aabe Yusuf Hadhiye Oo Ah Aabaha Dhalay Faraska Oo Ahaa Difaacii Midigta ee Kooxad Salaama fc .
Allah Uu naxariisTo Aabe Family Salaama Fc Maamulka Macalimiinta Playerinta Waxay Leeyehiin Allah Uu naxariisTo Aamiin
28/02/2025
Hamplyo mid kaMid ah Playerinta Ka soo Baxay Academy Kooxad Salaama fc .
Kan Soo Baxay Academy Salaama Fc Maamulka Macalimiinta Iyo Playerinta Kooxad Salaama Fc Waxay Hamplyo uu dirayaan Lacibka Sakriye xuudka .
Mid Ugu Mudan Weyh in Xulka Somalia Lagu Daro i.n Adiga Iyo Xulkeen Qaranka Somalia Waxaan idin Rajayen GuuLo Waawayn.
23/02/2025
Alxamdulillaah, ugu danbeyn waxaan si rasmi ah u xaqiijisanay booska Sero B. ⚽
Guushani waxay markhaati u tahay dadaalkii iyo wada shaqayntii ay lahaayeen ciyaartoyda, macallimiinta, guddiga kooxda iyo taageerayaasheena sida hagar la'aanta ah noo taageerayay.
Tani waa bilowga guulo iyo farxado waaweyn oo soo socda idanka Eebbe.