Salaama fc

Salaama fc

Share

Welcome To The OfficaL Fecebook Page Salaama Football Clup

Photos from Salaama fc's post 22/05/2025

Deeq Mahad Xaaji Lacibka Kooxad Oo Loo qatay Heerka Kowad iyo Kooxad Ciidanka Horseed Dhamaan Maamulka Macalimiinta iyo Playerinta Salaama Fc hamplyo Uu dirayaan lacibka Deeqow.

Gulayso Hormar Wanaagsan
Hon Abdikadir Mohamed New

10/03/2025

Hamplyo Hamplyo
Ahmed Mohamed iyo Dumshi HiBO Ahmed shiikh osman meher wacan Oo Wanaagsan.
Ilaahy Ha idinka Dhigo Kuwii Gurigood Lagu Nagaado Kala Hela Caruur Wanaagsan Oo Anfaca.

10/03/2025

UpdulaHi Isse
ONE of The Talented player .
jaktoorkii Khadka Dhexe Ee Kooxad Salaama fc .

Photos from Salaama fc's post 02/03/2025

JiiLka Cusub HEERKA Saddexad Ee Salaama fc
Mustaqbalka Dhow ee Salaama Fc Sera C Guulayesta Marwalb

Photos from Salaama fc's post 01/03/2025

Waa Habeenkii Labaad Ee Bisha Ramadan Aa Uu ducayeeno Aabe Yusuf Hadhiye Oo Ah Aabaha Dhalay Faraska Oo Ahaa Difaacii Midigta ee Kooxad Salaama fc .

Allah Uu naxariisTo Aabe Family Salaama Fc Maamulka Macalimiinta Playerinta Waxay Leeyehiin Allah Uu naxariisTo Aamiin

Photos from Salaama fc's post 28/02/2025


Hamplyo mid kaMid ah Playerinta Ka soo Baxay Academy Kooxad Salaama fc .
Kan Soo Baxay Academy Salaama Fc Maamulka Macalimiinta Iyo Playerinta Kooxad Salaama Fc Waxay Hamplyo uu dirayaan Lacibka Sakriye xuudka .
Mid Ugu Mudan Weyh in Xulka Somalia Lagu Daro i.n Adiga Iyo Xulkeen Qaranka Somalia Waxaan idin Rajayen GuuLo Waawayn.

24/02/2025

Salaama fc ♥️

23/02/2025

Alxamdulillaah, ugu danbeyn waxaan si rasmi ah u xaqiijisanay booska Sero B. ⚽

Guushani waxay markhaati u tahay dadaalkii iyo wada shaqayntii ay lahaayeen ciyaartoyda, macallimiinta, guddiga kooxda iyo taageerayaasheena sida hagar la'aanta ah noo taageerayay.

Tani waa bilowga guulo iyo farxado waaweyn oo soo socda idanka Eebbe.



23/02/2025

New Dress
DOOGSAN VS SALAAMA FC
WAKHTIGU:3:30AM
MIRA AWAARE STADIUMO
CUP HEERKA LABAD LOOGUSOO GUDBAYO
i.n Guul Galabta Salaama fc Calafkeen Cunayeenaa.

Waxaa rajayenayeen Kulanka Guul i.n iyo Ciyaar Ku salayeesan Fair play iyo xushmad Dhamaan Kooxaha Kale Waxaa Uu Rajayen Guuul iyo Hormar.

Ugu danbayeen Family salamaa Fc Galbta Kulanka Ha La Soo Camiro Tageero wayn Ha Loo sameeyo playerinta Salaama fc Guul i.n Calaf baa La cuna.

Dhammaad

Xafiiska Warfaafinta Kooxda kubadda cagta Salaama Football Club ⚽️

18/02/2025

Salaama fc 🙏♥️💙

14/02/2025

Kooxda kubadda Cagta Salaama
Football Club "Heerka 2aad" ayaa kulankeed Kowad Ee isreebebka Sera B G.Nugaal Waxay La Ciyaarayeesa Kooxad Doogsan fc.

Waxaa rajayenayeen Kulanka Guul i.n iyo Ciyaar Ku salayeesan Fair play iyo xushmad Dhamaan Kooxaha Kale Waxaa Uu Rajayen Guuul iyo Hormar.

Ugu danbayeen Family salamaa Fc Galbta Kulanka Ha La Soo Camiro Tageero wayn Ha Loo sameeyo playerinta Salaama fc Guul i.n Calaf baa La cuna.

Dhammaad

Xafiiska Warfaafinta Kooxda kubadda cagta Salaama Football Club ⚽️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garowe
5556