Googaa Wellness & Health Care
Welcome to GOOGAA Wellness & Health Care. We inspire growth—nurture health, prevent disease, and promote wellness for all.
Ku soo dhowow GOOGAA — hal bulsho, hal qoys, xarun caafimaad. Waxaan hormarinaa caafimaad qabka bulshada iyo ka hortagga xanuunada.
Fariin-kooban coach deero
& Health care
Boosteyo Jaamac ayaa ku Guulaystay
Googaa Public challange waxay Heshay Abaalmarino Kala duwan
Yacquub Caash wuxuu Ku guulaystay Challangiga Jir-kaaga dhis oo abaalmarin Hel ee Xarunta Googaa wellness
Mid ka mid ah macaamiisheenna sharafta leh ee Googaa Wellness & Health Care ayaa muujiyey go'aan adag iyo dhabar-adayg, wuxuuna maanta dhalay isbeddel dhab ah oo
Ka faaiidayso fursadan weyn oo kor u qaad caafimaadkaaga iyo jirdiskaga.
Ka qayb qaado Squat Challenge-ka Gabdhaha oo dhacaya:
🗓️ Maalinta: Khamiis walba
🕒 Wakhtiga: Galabtii 3:30
26/06/2026
Go.aanso is badalka aadoneysid!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Shaariqa Opposite Of Gaadayare Hotel Near 30ka Street
Garowe