22/08/2026
ππ₯ SUPER CUP-KA GABILEY π₯π
β½οΈ GOODIR π D.HOOSE WAJALE
π
23 AUGUST 2026
β° 3:00 PM
π MO FARAH STADIUM ποΈ
π
β½οΈ
β½οΈ
ποΈ
Boggan waa bogga Xidhiidhka Kubada Cagta Gobolka Gabiley (Gabiley Football Federation).
22/08/2026
ππ₯ SUPER CUP-KA GABILEY π₯π
β½οΈ GOODIR π D.HOOSE WAJALE
π
23 AUGUST 2026
β° 3:00 PM
π MO FARAH STADIUM ποΈ
π
β½οΈ
β½οΈ
ποΈ
19/12/2025
πππππππ: Kooxda W.Ganacsiga Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka labaad ee G. Gabilay.
Xafiiska warbaahinta xidhiidhka kubada cagta
19/12/2025
πππππππ: Kooxda Goodir Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka kowaad ee G. Gabilay.
Xafiiska Xidhiidhka kubada cagta G.Gabiley
04/12/2025
Kala saraynta horyaalka heerka labaad ee G.gabiley week 13
30/11/2025
Xidhiidhka kubada Cagta G.Gabiley wuxuu soo dhawaynayaa in 1/1/2026 uu si rasmi ah inoogu furmi doono horyaalkii horyaalada somaliland kaas oo ka bilaabmi doona magaalada berbera.
Kaas oo uu maalintii shalay uu ku dhawaaqay madaxwaynaha XKCSL Mahamuud Abdi aw Xirsi iyo dhamaan maamulka kale i xidhiidhku
Waa guul in tartankii intaba badan la sugayay la inoo mudeeyay.
Waxaan ogaysiiynaynaa hadaan nahay xidhiidhkii kubada Cagta gabiley inay diyaar ahaadaan kooxaha magaalada ee kasoo qayb qaatay juhdi badana ku bixiyay mudadii horyaalku socday una dhabar adaygay culayskii badnaa iyo durufihii adkaa kagana gudbay akhlaaq,iyo ilbaxnino aad u saraaysa.
Waxaana ka qayb gali doona horyaalka horyaalada Slnd Sadex kooxood oo matali doona g.gabiley.
19/11/2025
Kala saraynta Horyaalka Heerka labaad ee G.gabiley week 11
14/11/2025
Kala Saraynta Horyaalka Heerka Koowaad ee G.Gabiley week 13
11/11/2025
Hambalyo Kooxda Goodir Gabiley oo ku guulaysatay horyaalkii heerka koowaad ee gobolka gabiley.
Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan kooxaha heerka kowaad ee g.gabiley oo ilaa haatan soo bandhigay kubad akhlaaq,qurux iyo xirfadle sare leh.
Sharaf bay noo tahay inaan hogaamino tartankii ugu adkaa horyaalada somaliland.
Waxaan iyagana aanan iloowibi karin dhamaan taarabunkii iyo taageerayashii kooxaha kala duwanaa kuwaas oo si ilbaxnimo leh u kala taageeray.
Ugu danbayn waxaan u mahad celinaynaa madaxdii heer qaran heer gobol ee iyaguna nalagala soo qayb galay.
Agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha
Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta somaliland .
Maayarka magaalada gabiley
Gudoomiye ku xigeenka gobolka gabiley
Iyo dhamaan madaxdii kale ee nagala soo qayb gashay .
Gabagabadii tartanka ayaan lamarayaa waxaanan rajaynayaynaa inuu inoogu soo xidhmo sida ugu quruxda badan.
04/11/2025
Gudiga dacwadaha iyo anshaxmarinta XKCSL waxay ganaax dul dhigeen ciyaartooyada horyaalka heerka labaad ee gobolka gabiley kana tirsan naadiyada Ganacsiga gabiley FC iyo Baanka gabiley FC.
Kuwaas oo ku kacay falal lidi ku ah habsami u socodka ciyaaraha.
23/10/2025
Gudidda Dacwadaha Iyo Anshax-Marinta Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Ayaa Ganaaxay Ciyaartoy ka Tirsan Horyaalka Gobolka Gabiley.