Ergayga Mareykanka u qaabilsan arrimaha Suuriya iyo Lubnaan oo sidoo kale safiirka Mareykanka ee Turkiga , Tom Barrack ayaa waraysi uu maanta bixiyay wuxuu kaga hadlay xaaladda Lubnaan ;
“Lubnaan waa dal fashilmay. Ma jiro Banki dhexe oo shaqeynaya, nidaamka bankiyada way burbureen.
Koronto ma jirto , dadka waxay ku tiirsan yihiin matoorro gaar loo leeyahay. Biyaha iyo waxbarashadana, waa adeeg ay dad gaar ah gacanta ku hayaan. Markaa waa maxay dawladdaa? Dawladda dhabta ah waa Xisbullah. Koonfurta Lubnaan, Xisbullah ayaa bixiya biyaha iyo waxbarashada. Xisbullah waxay haysataa 40,000 askari, halka ciidamada Lubnaan (LAF) ay yihiin 60,000. Laakiin askariga Xisbullah wuxuu qaataa mushahar dhan $2,200 bishii, askariga LAF-na kaliya $275. Xisbullah wuxuu haysataa 15,000 ilaa 20,000 gantaal iyo madfac, halka ciidamada LAF ay haystaan jeepas duug ah iyo AK-47s. Markaa maxaa halkan ka soconaya?”
Dhaaweed Media
Adventures
Maxaabiistii falastiiniyinta ee lagasoo daayay xabsiyada israel oo dib ula midoobay dadkoodii ゚viralシfypシ゚viralシal
Maxaabiis laga soo daayay xabsiyada ay ku jireen ayaa gaaray Ramallah
Breaking: qaybtii uhoraysay ee maxaabiista israel ayaa lagu wareejiyay bisha cas sideedii subaxnimo halka Qaybta labaadna lagu wareejin doono tobanka subaxnimo sida aljazeera warisay
Booliska ka hor taga rabshadaha ee norway ayaa basbaas u adeegsaday mudaharaadayaal taageerayay falastiin oo ka dhacay garoonka hortiisa ciyaartii udhaxaysay Norway iyo israel is reebreebka koobka aduunka sida ay Al jazeera sheegtay dhawr qof oo u dhaqdhaqaaqa arimaha falastiin ayaa la xidhay
DEGDEG: ciidanka Pakistan ayaa la wareegay goobo ay ka qabsadeen ciidanka Afghanistan dagaalka ku dhex maraya xuduudka
Afghanistan ayaa ciidamo badan u dirtay xadka pakistan halkaa oo ay dagaal ku dhexmarayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargysa
Gebiley