Beder Hotel And Restaurant

Beder Hotel And Restaurant

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder Hotel And Restaurant, Guri Ceel.

31/08/2026

Hilib Dheylo ah oo aad u macaan ayaa kuu diyaar ah!

Maanta naftaada iyo dadka aad jeceshahay ku casuum hilib dheylo ah oo si heer sare ah loo diyaariyey, dhadhan iyo tayo isku dhafan.
📞 Dalbo hadda: 2625
🚚 Fast & Free Delivery
📲 +252 615 771212
Beder Hotel & Restaurant — Dhadhan aad mar walba xasuusan doonto! 💙💛

29/08/2026

🍕 Dhadhan dhab ah oo si xirfad leh loo diyaariyey! Maanta dalbo ama nagu soo booqo xarunteena
Beder Hotel And Restaurant guriceel
📞 2625
📲 +252 615 771212
📍 Beder Hotel & Restaurant
See less

25/08/2026

Dhadhan Aan La Ilaawi Karin
Ku raaxayso cuntooyin macaan oo si heer sare ah loo diyaariyey.

22/08/2026

Noogu imow cunto dhadhan macaan oo aadan ilaabi doonin dhadhankeeda.

17/08/2026

“Coffee: tamarta maskaxda iyo nasashada qalbiga.”

☕ Beder Hotel & Restaurant
Hal koob oo coffee ah oo isku daraya dhadhan, nasasho iyo tamar cusub.

📍 Ku soo dhawoow Beder Hotel & Restaurant
📞 Contact: +252 615 771212. ☎️ 2625

12/08/2026

Waqtigii waa lagaaray.
Qadaduna waa diyaar
Idinka diyaar matihiin.

10/08/2026

Cunto dhadhan macaan iyo farxad wadajir ah.
Waqti kula qaado asxaabtada iyo familkaga Beder Hotel And Restaurant

✔️ Cunto tayo leh oo si xirfad leh loo diyaariyey
✔️ Adeeg degdeg ah oo aan kaa daahin

📞 Call: +252 615 771212

08/08/2026

🏨 Markaad degto Beder Hotel & Restaurant, waxaad heli doontaa cuntooyin kala duwan oo dhadhan fiican leh, adeeg wanaagsan iyo soo dhoweyn diirran. 🍽️✨

Beder Hotel & Restaurant — Meesha aad ku raaxaysato joogitaankaaga. ❤️

📞 Call Center: 2625
📱 +252 615 771212

07/08/2026

Mararka qaar qalbigu wuu daalaa, dhibaataduna way badataa, jidkuna wuxuu u muuqdaa mid ciriiri ah. Laakiin mu’minku ma quusto, waayo wuxuu leeyahay albaab mar walba u furan; waa salaadda.

﴿ وَأَقِمِ الصَّلَاةَ ۖ إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ ﴾

Salaaddu ma aha waajib keliya, waa nasasho qalbi, iftiin nololeed, iyo xiriirka ugu dhow ee addoonku la yeesho Rabbigiis.

Alle ha inaga yeelo kuwa ilaaliya salaaddooda, qalbigoodana ku hela xasillooni iyo hanuun.

JIMCA WANAAGSAN

03/08/2026

Safar kasta wuxuu mudan yahay meel aad ku dareento degganaan, soo dhoweyn, iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.
Beder Hotel And Restaurant, waxaan kugu soo dhoweyneynaa adeeg degdeg ah iyo martigelin xirfad leh, laga bilaabo tallaabada ugu horreysa ee aad soo gasho.

📞 Call Center: 2625
📱 +252 615 771212

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Guri Ceel