Beder Hotel And Restaurant

Beder Hotel And Restaurant

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder Hotel And Restaurant, Guri Ceel.

01/06/2026

Horay ma udhadhamisay pizza-ha aadka umacaan oo ay sameyso shirkada ?

30/05/2026

Ma u baahan tahay meel deggan oo raaxo leh, cunto macaan iyo adeeg tayo sare leh? Beder Hotel & Restaurant ayaa kuu diyaar ah!
βœ… Qolal nadiif ah oo raaxo leh
βœ… Cunto dhadhan macaan leh
βœ… Jawi qurux badan oo ku habboon nasasho iyo martigelin
Ku soo dhawoow adeeg aad ku qanacdo mar kasta.
πŸ“ž Call Center: 2625
πŸ“± Tell: +252 615 771212
Beder Hotel And Restaurant

26/05/2026

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad iyo caafimaad.

25/05/2026

β€œCoffee: tamarta maskaxda iyo nasashada qalbiga.”

β˜• Beder Hotel & Restaurant
Hal koob oo coffee ah oo isku daraya dhadhan, nasasho iyo tamar cusub.

πŸ“ Ku soo dhawoow Beder Hotel & Restaurant
πŸ“ž Contact: +252 615 771212. ☎️ 2625

23/05/2026

Beder Hotel And Restaurant Ugu imow nasasho iyo edeeg casri ah ku haboon qof waliba

πŸ“ž Call Center: 2625
πŸ“± +252 615 771212
βœ… Free Delivery
βœ… Cunto Fresh ah
βœ… Adeeg La Aamini Karo See less

20/05/2026

Cunto dhadhan macaan iyo farxad wadajir ah.
Waqti kula qaado asxaabtada iyo familkaga Beder Hotel And Restaurant

βœ”οΈ Cunto tayo leh oo si xirfad leh loo diyaariyey
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah oo aan kaa daahin

πŸ“ž Call: +252 615 771212

18/05/2026

Adeeg Deg-deg ah & Cunto Fresh ah! πŸš΄β€β™‚οΈβœ¨

Ma rabtaa cunto macaan oo si dhaqso leh kuugu timaadda?
Beder Hotel & RestaurantοΏΌ waxay kuu diyaarisay adeeg delivery oo deg-deg ah iyo cunto fresh ah oo tayo sare leh. πŸ”πŸ₯€

πŸ“ž Call Center: 2625
πŸ“± +252 615 771212

βœ… Free Delivery
βœ… Cunto Fresh ah
βœ… Adeeg La Aamini Karo

16/05/2026

Ma raadineysaa meel isku darsatay nasasho, cunno macaan iyo jawi deggan?

Ku soo dhawoow Beder Hotel And Restaurant halka aad ka heli karto:
🍽️ Cunto tayo leh oo dhadhan gaar ah leh
β˜• Jawi daggan iyo nasasho heersare ah
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Goobo aad waqti aad waqti kula qaadan karto family iyo asxaabπŸ’š

πŸ“ž Call Center: 2625
πŸ“± +252 615 771212

15/05/2026

Jumca mubaarak.

11/05/2026

Cunto dhadhan macaan o ay naftu ku qanacdo soo dalbo adigoo xafiiskaaga jooga.

βœ”οΈ Cunto tayo leh oo si xirfad leh loo diyaariyey
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah oo aan kaa daahin

πŸ“ž Call: 2625/+252 615 771212

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Guri Ceel