Dekadaha Sc Guricel

Dekadaha Sc Guricel page rasmiga ee academy dekadaha degmada guriceel

MAGACAABISTA MACALINKA CUSUB DEKADAHA GURICEL👇Dekadaha Sc Guricel
20/12/2025

MAGACAABISTA MACALINKA CUSUB DEKADAHA GURICEL👇

Dekadaha Sc Guricel

14/12/2025

Isha ku haaya halkaan

👀

Dekadaha Sc Guricel

FULL-TIME 🤗👀💪DEKADAHA FC3️⃣ ELMAN AC2️⃣  🔵⚪️Dekadaha Sc Guricel 💪
25/07/2025

FULL-TIME 🤗👀💪

DEKADAHA FC3️⃣ ELMAN AC2️⃣

🔵⚪️

Dekadaha Sc Guricel 💪

17/07/2025

Welcome sadaq jambal 🤝

Join Dekadaha Sc Guricel

Si Rasmi. ah waxay kooxdu ula wareegtay labadaan ciyaaryahan Cabdi samad iyo saadaq jambal Waxaan la xaqiijiyey in numbe...
15/07/2025

Si Rasmi. ah waxay kooxdu ula wareegtay labadaan ciyaaryahan

Cabdi samad iyo saadaq jambal

Waxaan la xaqiijiyey in number radaan ku ciyaaridoonaan xili ciyaareedkaan
No 8️⃣
No 1️⃣0️⃣


Welcome DEKEDAHA fc⚽️

Maamulka kooxda Dekadaha waxay halkaan Hambalyo ugu dirayaan dhammaad Ummada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.عيد أ...
05/06/2025

Maamulka kooxda Dekadaha waxay halkaan Hambalyo ugu dirayaan dhammaad Ummada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

عيد أضحى سعيد

FULL-TIME Waxaa galbta finaal gaaray kooxda cadcadka kaas oo galabta cakta soo marisay kooxda Jaalayasha Final waxaa wad...
10/04/2025

FULL-TIME

Waxaa galbta finaal gaaray kooxda cadcadka kaas oo galabta cakta soo marisay kooxda Jaalayasha

Final waxaa wada jooga labada koox ah

RAADSAN VS CADCADKA

Bari galab waxaa wada dheelayo labada koox oo kala ah Jaalayasha vs cadcadka kulankaan ayaa mid semifinal ah cidii badis...
09/04/2025

Bari galab waxaa wada dheelayo labada koox oo kala ah Jaalayasha vs cadcadka kulankaan ayaa mid semifinal ah cidii badisanaa waxay ku aadi doontaa Raadsan oo joogto Finalka tartanka Ramadan cup Dekadaha oo soo socday bishii ramadaan oo hakad galay

Hadaba yaa guusha urajaynaysaa kulanka bari galab

Jaalayasha vs cadcadka

FULL-TIME 🤗👀💪BADBAADO FC 1️⃣ DEKADAHA SC2️⃣   🔵Dekadaha Sc Guricel 💪
06/04/2025

FULL-TIME 🤗👀💪

BADBAADO FC 1️⃣ DEKADAHA SC2️⃣

🔵

Dekadaha Sc Guricel 💪

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda weyn ee ciidul-Fidriga.De...
30/03/2025

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda weyn ee ciidul-Fidriga.

Dekadaha Sc Guricel

Address

Guri Ceel

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dekadaha Sc Guricel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category