H.s.s team

Directions

H.s.s team Ka dhisan degmada hadaaftimo_sanaag
valencia oo La asasy 2012. Gulystyashi cup gobolda sng 2022.🏆

💔⚽ SAGOOTIN QIIRO LEH – FAAHIYE SICIID JAAMAC (PEDRI)Maanta waa maalin murugo iyo xusuus gaar ah leh. Waxaan sagootinayn...
28/08/2026

💔⚽ SAGOOTIN QIIRO LEH – FAAHIYE SICIID JAAMAC (PEDRI)

Maanta waa maalin murugo iyo xusuus gaar ah leh. Waxaan sagootinaynaa ciyaaryahan muddo ka tirsanaa kubadda cagta, kaas oo magac iyo xusuus wanaagsan ku reebay garoomada.

Faahiye Siciid Jaamac, oo loo yaqaanay “Pedri” ⚽❤️

Faahiye, kubadda cagta waxaad ku bixisay waqti, dadaal iyo jacayl. Garoonka dhexdiisa waxaad muujisay kartidaada, adkaysigaaga iyo rabitaankaaga guul. Waxaa jiray waqtiyo farxad leh, waqtiyo adag iyo xusuuso badan oo aan mar walba ku xasuusan doonno.

Maanta, marka aad go’aansatay inaad ka fariisato kubadda cagta, ma aha oo keliya in ciyaaryahan uu garoonka ka baxay; waa in la sagootinayo qof qayb ka noqday taariikhda iyo xusuusta kubadda cagta.

Kabahaaga waad dhigi kartaa, balse raadkii aad kaga tagtay garoonka ma tirtirmayo. Magacaaga iyo xusuustaadii waxay sii ahaan doonaan qayb ka mid ah dadka kula soo ciyaaray iyo taageerayaashii ku jeclaa.

Mahadsanid, Faahiye Siciid Jaamac (Pedri). ❤️

Mahadsanid dadaalkaaga, waqtigaaga iyo dhammaan xusuustii quruxda badnayd ee aad naga siisay. Waxaan kuu rajaynaynaa nolol cusub.🤲

Nabadgelyo, Halyeey. 🫡⚽
Garoonka waad ka fariisatay, laakiin qalbiyadeenna k**a Tirmaysid. ❤️

END ERA 💔

Proffesional ¹⁸
16/06/2024

Proffesional ¹⁸

DAHABIGA💎🎱
07/06/2024

DAHABIGA💎🎱

Start New Season 2024__________________Morning Training🏃 PiC📸H.s.s team
06/06/2024

Start New Season 2024
__________________
Morning Training🏃 PiC📸
H.s.s team

Jumca KareeM❤️
31/05/2024

Jumca KareeM❤️

Our Boys 💪
01/02/2024

Our Boys 💪

H.s.s team 🔥 At Benderqaasim StadiuM 🏟
22/12/2023

H.s.s team 🔥 At Benderqaasim StadiuM 🏟

Shaqo❤️  H.s.s team
22/10/2023

Shaqo❤️

H.s.s team

VALENCIA PRIEMER LEAGUE.Waxa si habsami leh noogu soo dhamaadey xilli ciyaareedkii 2022/2023 alxmdllh.Waxyna guushu ku r...
26/09/2023

VALENCIA PRIEMER LEAGUE.

Waxa si habsami leh noogu soo dhamaadey xilli ciyaareedkii 2022/2023 alxmdllh.

Waxyna guushu ku raacdey TEAM DAARIQ.
Xaga kalena wxay guuldaradu ku habsatey TEAM S.DIYAANO

Inta kulan ee horyaalka la ciyaarey.

63 KULAN
Team daariq 32 badis ah.
Team s.diyaano 23 badis ah.
8 kulan oo bar bar dhac ku dhamaadey.

TOPSCORER OF THE SEASON Siciid Diyaano 33 goals⚽️

BEST PLAYER OF THE SEASON Daarik Ali Haaji Guuleed

BEST DEFENDER OF THE SEASON Wll Farxaani Cabdirisaak

Valenciaaaaaaaaaaa
19/08/2023

Valenciaaaaaaaaaaa

Address

Hadaaftimo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.s.s team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category