16/02/2026
Gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge oo digniino culus oo k**a dambaysa dul dhigtay 3 kooxod.
Bogan kala soco ciyaaraha garoonka Mooge Stadium ka dhacaaya
16/02/2026
Gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge oo digniino culus oo k**a dambaysa dul dhigtay 3 kooxod.
16/02/2026
Gaax ay soo saaren gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge
14/02/2026
Qurxiyeyaasha Maxamed Mooge Stadium
Gudida Star Group Ramadaan Cup M.Mooge
11/02/2026
Kulamada Beri Ee Star Ramadaan Cup M.Mooge
Ciyaarta 1aad: Hala Hormuud Vs Sky (1:45 Pm)
Ciyaarta 2aad: Anfac Sports Vs Ajex (3:45 Pm)
Ciyaarta 3aad: SomPower Vs Fadxul Khayr (4:45 Pm)
Saadali Kulamadan Beri
11/02/2026
Dhamaad: Xamaas (1:0) New-City
Tartanka Heerka 2aad (B)
Garoonka 2aad Ee Caasimadda
10/02/2026
Rasmi: Waxaa Maanta Si Rasmiya Inoogu Furmay Tartanki Bisha Barakaysan Ee Star Ramadaan Cup.
Kulanka Furitaanka Oo Ay Isku Haleelen Kooxaha Nada Dairy Iyo Almis Restaurant Ayaa Ku Soo Dhamaaday Barbar Dhac 2 iyo 2 Ah.
10/02/2026
Almis restaurant vs Nada dairy (4 pm)
Saadali kulanka furitaanka Star ramadaan cup.
Gudoomiyaha garoonka oo ka war bixiyey nidaamka garoonka iyo shaqada garoonka.
07/02/2026
Deg-Deg: halkan kala soco isku aadka wareega 1aad
04/02/2026
Rasmi: 10/02/2026 Maalinta Salaasada ayey si rasmiya inoogu furmi doona tarmadii xiisaha badnaa ee Ramadaantu.
Nasiib wacan dhamaantin.
02/02/2026
Isku aadka kooxaha heerka 2aad✅