Maxamed Cabdi cabdalle isaaq

Maxamed Cabdi cabdalle isaaq

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Cabdi cabdalle isaaq, School Sports Team, Hargeisa.

20/01/2023

SocdaL iyo abihiii 😂😂😂😂

06/04/2022

Abokor 😅😅😅

05/03/2022
03/03/2022

Ugu horayn ale aya mahad is kale mar labadkana idinka. abdiwali. Waxan leehay wax waliba way dhmanayan Cid adiga ka somalilander sana ma jirto ee xaqaga wad heli doonta hadii manta xaqaagi dhulka lala galay Bari Ka malin waxa dhici doonta inay ku baahato dawlad isku sheekga somalilanad. Waxan leeyahay Somali land war ma dawlad ayad tihiin mise qabiil. Hadad qabil tihiin walin horumar gaadhi maysan. Wax meel lagu gaadha waa adigo sodhawaysta dadka sonaliyeed ama ku wa kula dhasahy. Manta ayan. Wxn LeeYahaye walal. Wxd helikarta somaliland. Waxy kuu diiday wax kafiican. Dawlada somaliland waxaan leeYahye war gabadha. Ad dhasheen idin dhaxday wadanka ku dhalatay sidee loo cusuriyadeya. Wa inaa xaqeeda lasiiya ayan

28/02/2022

Waxa maalintii Axada ahayd La xidhay siyasiyiin fara badan. Waxa xidhitaanka kadam beeyay. Odaygii bidarta laha ee madaxwayne is ku sheegii

25/02/2022

Dhalinyada dowlad deeganka. Iyo siYaasiyinta xisbiga barwaaqo. Oo mustafe cagjar uu jeelka ku guraaYo.

22/02/2022

Mustafa Omer. Wax manta ku dhacay fashil wayn waxa Lodidaye innuu kawayb galo xaflada wabiga biyo xidheenka ee Bishaaan guuL. Ee dalka Ethiopia 🇪🇹. Wax kaso qayb galay madax waynayashi. Dawlad deegaanada Ethiopia 🇪🇹 oo dhan waxa kamaqna oo kaliya nin kii matalayay Shacayb Ka somaliyeed. Waa arin ad Lola yaabo Runtii. Xoogga Ciidanka Gaarka ah D.D.S የሱማሌ ክልል ልዩ ሀይል Somali Special Force.

21/02/2022

WaxD ku sodhatan warka naga sogadhaYa magalada jigjiga. Wxn ka hadli doona xukumada fadhiga noqotaYe ee &&&. mustafe cagjar. Ina cagjarow Wxn ku leYahay dadkina hawga Tagin Cawaqiif xumo lagula dhaqmi Doono. Manta daddka ad iska xidh xidhaYso Wa kuma ad ku jogta madax tooYada. Hadii aad gadh siiso xariijin Yare. WxD mankaaga Geshata inaanna kaga hadhi doonii ee an kala xisab tami doono

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa