07/04/2022
Naadiga kubada cagta Hadraawi.club
kusoo dhawoow naadiga kubada cagta hadraawi.club , u noqo taageere ku xidhan bogan oo dhiirigaliya ciyaaraha kubada cagta.
07/04/2022
Naadiga kubada cagta Hadraawi.club
12/02/2022
TRAINING MACH. FRIDAY.
REDS : 5 GOAL'S
ORANG : 3 GOAL'S
08/02/2022
Liibaan cismaan oo daafaca dhexe ah ayaa ku guulaystay ciyaaryahankii ugu fiicnaa
HAMBALYO HAMBALYO
20/11/2021
ALHAMDULILAAH ILAAHAY AYAA MAHAD OO DHAMI U SUGNAATAY WAYNU GUULAYSANAY TARTANKII HEERKA LABAAD EE GOLDEN CUP.
TAAGEERAYAASHA IYO DHAMAAN DHIIRIGELIYAYAASHA KOOXDU IYAGAA QAYB KA AH GUUSHA IYO HORUMARKA MAR WALBA GUUSHU WAA INOO MUHIIM.
Hadraawi club
https://www.instagram.com/p/CWfgmVOIciV/?utm_medium=copy_link
01/11/2021
Hadraawi club
17/10/2021
Kooxda Hadraawi Ayaa 1_0 Uga Soo Badisay Kooxda 17 may Xili uu Si Rasmi ah Galabta u socday Tartanka Golden Cup Oo afar dhamaadkii maraya.
1-Gool ee guushu ku raacday Kooxda Hadraawi Waxaa u Dhaliyey xamse Jiiro 1.
Kulankan Waxaa Dhexdhexaadiye Ka ahaa amiin mastaro.
Si Kastaba Kooxda Hadraawi Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda 17 may Xili uu Si Rasmi ah Galabta u socday Tartanka Golden Cup Oo Mar Is Arag ah Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.
16 Oct 2021. Sabti
05/10/2021
Hadraawi club
02/10/2021
WAAN DIYAAR GAROOBAYNAA ILAA K**A DANBAYSTA .CLUB
20/09/2021
ILAA DHAMAADKA GUUSHU WAA MUHIIM Hadraawi club
Kooxda Hadraawi Ayaa 4-2 Uga Soo Badisay Kooxda Sacadadiin Xili uu Si Rasmi ah Galabta u Furmay Tartanka Golden Cup Oo Mar Is Arag ah Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.
4-Gool Kooxda Hadraawi Waxaa u Kala Dhaliyey Jiiro 2-Gool Halka Waxmo Iyo Qorshe Dhaliyeen Min 1-Gool.
2-Gool Kooxda Sacadadiin Waxaa u Kala Dhaliyey Mansuur Iyo Aflax.
Kulankan Waxaa Dhexdhexaadiye Ka ahaa Mubaarik Awoowo.
Si Kastaba Kooxda Hadraawi Ayaa 4-2 Uga Soo Badisay Kooxda Sacadadiin Xili uu Si Rasmi ah Galabta u Furmay Tartanka Golden Cup Oo Mar Is Arag ah Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.
13-Saffar-1443 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmaDi.
19/09/2021
GOLDEN CUP.
Tartanka koobka dahabiga ah oo laga furi doono xawaadle stadium ayaa bilaabmaya maanta oo ah 19_SEP_2021 waxaan rajaynaynaa guul inshalah.