05/04/2026
Naadiga Wasaarada Tamarta & M
Kooxda K/Cagta Ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL. MoEM CLUB
05/04/2026
05/04/2026
Rudwaan Fuudka oo ka mid ah Ciyaartoyda Kooxda ayaa heshiis Kordhin ila 2030 Gaadhaysa uu saxeexay Kooxdisa.
22/01/2026
Tacsi Tiiraanyo Leh
Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, asxaabta iyo guud ahaan bahda ciyaaraha, geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ciyaartoy Hamse Yuusuf.
Waxaan Alle uga baryaynaa inuu Marxuumka naxariistii Janno ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, kana yeelo kuwa Jannada Fardows ku naalooda. Qoyskii iyo dhammaan intii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan Alle ha ka siiyo.
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
26/06/2025
Welcome Amein Ismael & Hussein Ahmed
Waxan si Rasmiya Kooxda ugu soo Dhawaynayna labada Ciyaartoy ee Amein iyo Hussein.
26/06/2025
Welcome Azad Mohamud.
Waxaan heshiis Rasmiya La gaadhay Ciyaartoy Azad Mohamud. Soo Dhawow Azad
12/06/2025
Welcome Guys- Hamza & Rudwan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Wasaarada Tamarta & Macdanta
Hargeisa