10/04/2022
kulamadii aan soo dhaafay labada kooxood ee ugu adag Egland
Goal same waa barnamij lagu so bandhigayo ciyaraha kubada qaybaheda kala duwaan
10/04/2022
kulamadii aan soo dhaafay labada kooxood ee ugu adag Egland
08/04/2022
Mancity and liverpool waxay ku dagaalamayaan Guulaysiga premier leugue xili ciyaareedkan oo usbaacan ay wada ciyaari doonaa kulanka ugu adag primer leugue labada kooxood.
kooxdee is lee dahay waxay haysataa khadka dhexe ee adag
ka dhiibo halkan
05/04/2022
Labada kooxood oo adag ayaa is wajihi doona caawa saacadu markay tahay 10:00pm
20/03/2022
saddaxdii kulan ee udanbeeyay waxa guusha qaatay real madrid,
caawa bercelona guushaa ma qaadan doontaa?
17/03/2022
labadan kooxood waxay is wajihi doonaan taariikhdu markay tahay 20/3/2022 saacadu markay tahay 11:00
sadaali ciyaartan adag maxay ku dhamaan doontaa?
09/03/2022
Yaa Guulaysan kara Caawa
06/03/2022
caawa markay ku beegan tahay 7:30 habeenimo waxa is wajihi doonaa laba kooxood Oo adag
yaad is lee dahay waa kuma kooxda premier league qaadi doonta?
05/03/2022
caawa 11:00 waxa is wajihi doona laba kooxood oo adag
yaad is lee dahay kooxda Qaadi doontaa Premier league.
01/03/2022
27/02/2022
Caawa waxa kulan adag is waji doonaa labada kooxood oo aad u adag yaad is lee dahaya caawa guusha ayaa halkaa kala bixi doonaa
Nala soo wadaag
25/02/2022
wakhti xaadirkan waa kee difaaca dhexe ee ugu fiican sanadkan 2022?
Nala soo wadaag