20/12/2023
Wllhi aad baan oga Naxay Runtiii Mamo Khadija Diiriye Allah unaxariisto Qabrigeda Allah uwaasiciyo kitaab Kede Gacante midigta Allah kasiiyo inshallah π
Kusoo dhowaada barteyda fecbook aan kuleyahy
20/12/2023
Wllhi aad baan oga Naxay Runtiii Mamo Khadija Diiriye Allah unaxariisto Qabrigeda Allah uwaasiciyo kitaab Kede Gacante midigta Allah kasiiyo inshallah π
18/08/2022
Ilaahay ha u naxariisto Abwaankeenii waynaa ee Maxamed ibraahim warsame hadraawi ayaa hada ku geeriyooday magaalada hargeysa π’π’
28/05/2022
π’Qof kasta waqtigiisa ayuu dhimanayaa ma jiro qof seegi doona waxa kasta oo ilaahay u qoray balse ku faraxsanow qadarka Alle - tani waa qisada walaalkeen Iidle yare ππ’π₯
Iidle yare waa fanaan dhalinyaro ah waana aabe keligii koriya oo hooyo iyo aabo u ah ubadkiisa, waxa uu waqti dheer la nool yahay xanuun saaxiib la noqday oo noloshiisa kala dhantaalay , hadii uu iska daweeyo xanuunkas waxa uu gelayaa qalliin nolol ama geeri ah oo inuu ka badbaado adag tahay π’π’π₯
Iidle yare waxa uu doortay inuu ku qanco oo iskala noolaado xanuunkiisa oo aanu dhaafayn maalintiisa ilaahay u qoray inuu dunidan ka tago ππ₯Ίπ’
Iidle yare maanta waxa uu saaran yahay sariirta oo waxa uu ku jiraa xaalad caafimaad darro waxana uu idinka codsanayaa inaad u soo ducaysaan π€²π€²π€²π₯
Fadlan aaynu u ducayno walaalkeen π€²π€²π
27/05/2022
Geeridu waa safar qofkasta sugaysa adiguna mar ayaad aduunkan laga jecel yahay sagootin doontaa πππ₯π₯
Nuur xirsi axmed dadkii shalay lahaa iyagoo faraxsan hambalyo maanta iyagoo ilmaynaya ayay leeyihiin ilaahay hakuu naxariisto π₯π’
Waxa uu sanadkii h**e dhameeyay jaamacada SIMAD waxa uu lahaa hadaf iyo hiigsi dheer si uu waalidkiisa ku soo tabcay uga farxiyo waxna ugu qabto aqoonta uu bartay.
Laakiin hamigaas iyo guushiisa waxa joojiyay qadar rabbi waxa helay xanuun daran cusbitaalka ayuu mudo ku jiray xalad daran isagoo ku sugan π₯Ί
Maanta oo jimce ah ayuu geeriyooday oo lagu aasay gurigiisa dhabta ah Ilaahay ha u naxariisto walaalkeen tani waa aduunyo ka qaado sahay intan laguu qaadin aakhiro π
U duceeya walaalkeena iyo qoyskiisa π€²π€²π€²
26/05/2022
Asc wllyal illahay hainoo dambi dhaafo i.a
Aan kusalino xabiibkena Muhamad SCWβ€
02/11/2021
Dhammaan asxaabta waxaan idinka codsanayaa inaad kusoo biirtaan bartayda cusub ee facebookπ
Macaanow Rasuulkii macbuud dirre
Magac samoow Macalinkii Aduunkee
Ilaah muslinka madax ugadhigoow
Yaaa rasuulallaaah.
SCW β€οΈβ€οΈβ€οΈ
Guri barwaaqo iyo Mustafe jakuuππ