Fc Gaashaan Football Club

Fc Gaashaan Football Club

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fc Gaashaan Football Club, Sports, Hargesa.

08/03/2024

Ogayziiz ogayziiz ogayziiz

Fiifa hiil waxay ogayzinayzaa Dhaman ciyartoyada mamulka magalada wajale in la bilabi doono warega bizha Ramadan kaas oo lagu qaban doono Gazhaan stadium
Hadaba waxan idinka codzanaynaa inaad kentan liistada 09/03/2024 zabtida inzha Allah 0633758716 ama 0634670880

Alla mahadleh

Photos from Fc Gaashaan Football Club's post 04/10/2023

Starkii Ugaas Suhayb Abdirahmaan iyo jude Bellingham Celebration
Horyaalka casimada HarGeisa Stadium 🏟

Photos from Fc Gaashaan Football Club's post 01/04/2023

Kulanka maanta FC: Gaashaan Vs FC: Brazil
Markale iyo Championskii Magalada GuuL insha Allah

23/11/2022

Kulanka Furintaanka Horyaalka M.M.Tog wajaale Ee Fifa Hiil sports
Fc: Gaashaan Vs Fc: Miami
Jimce 25/11/2022 Time: 3:50
Sadaali Yaa guulaysan Doona
Fc: Gashaan Like 👍
Fc: Miami Love ❤

02/09/2022

Meelkasta Waa Kuwa Ugu Sareeya Gaashaan Forza 👏

15/08/2022

Kulan Aad U Xamaasad Badnaa Iyo Ugaas Suhayb Abdirahmaan Oo Guusha Gacanta U Galiyay Naadigiisa Asluubta Markii Uu ShabaQa Gaadhay Ciyaarta Oo BarBaro Ah Saasna Guushu Ku Raacday Kadib markii Ay 2 Iyo 3 ay Kusoo Dhamaatay Horyaalka Heerka 1aad ee Caasimada
Hambalyo Ugaas Adiyo Ciidaanka asluubta Somaliland 👏👏

07/07/2022

Hambalyo Hambalyo CabdinajiiB Mahamet Aw Ciise (Ricidh)

04/07/2022

CabdinajiiB maxamed Aw Ciise (Ricidh)
Horumar Baladhan Wllkyow Finalka GuuL Ayaan idin Rajaynaynaa Adiyo Xulkaba 👏👏👏

Photos from Fc Gaashaan Football Club's post 28/05/2022

انالله وانا اليه راجعون.

Alle ha u naxariisto walalkeen muxiyadiin waxaan tacsida la qaybsanaynaa dhammaan dhalinyarada magalaada iyo waalidka, ehelka walaalkeen Ilaahay Samir Iyo Imaan Ha Ka Siiyo aan u ducayno 🤲🤲😭

Geeri xanuun badn marti la jecel yahay allah haka dhigo allah swt naxariistiisa janada haku galiyo 😭😭😭

13/05/2022

Waxaan Halkan uga Mahad Celinaynaa Eng Abdirashiid Naasir Dool Oo Guushii Aan soo Hoynay Maanta Darteed Caawa Casho Sharaf Noo Sameeyay Mahadsanid Bro Rashaad Dool

13/05/2022

Omer Apdisalan
Man Of the match 🐐👏
Kan Mahan Mid La suurayn karo Qaabciyareedkiisa Marka Loo Eego Heerkiisa Ama Da,adiisa (Guji Calami)

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargesa