Zuhaip_Muniir Official.

Zuhaip_Muniir Official.

Share

MANCHESTER CITY FANS WAXA INNO BALANA INAYNU GAADHNO GUUSHENA💙🤍💙.

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 02/04/2023

🚨 BREAKING:- Manchester city ayaa isha Ku Haysa MasonTony Mount Kaas Oo Ka baxaya Kooxda Chelsea Football Club Dhammadka Xili Ciyaareedkan.
Age kiisu 24jir🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿. Xili Ciyaareed Kan waxa Uu Ku Lug sheegay 5caawin Iyo 3Gool dhamman Tartamada Oo Dhan , Isaga Oo ciyaaray 2149 Daqiiqo.

🔵 Manchester City Ayaa H**e uga Doonaysay Laacibka Dambeedka Bidix Ee .

Haddaba Aragtidaada Nagula Wadaag Dhanka COMMENT.
Nagu Soo Biir I aad Ula Socoto Wararka Ugu Waaweyn ee kooxda💙.


.

Ramadaan Wanaagsan Zxpyl 🕋.

01/04/2023

Relax No Erling Haaland I'm Julian Alvarez ♥️
Hatrick inashallah♥️

Subah wanaagsan Zxpyl🌄
Ramadaan Kariim 🕋

02/03/2023

🚨 RASMI:-Mancity ayaa Wajihi Doonta Kooxda Burnley Koobka FA CUP Wareega Quarter finalka.
Waxa Lagu Ciyaari Doona Garoonka Etihad Stadium.
Ogow Macalinka Burnley Waa Legend V.Kompany.
Waana Ciyaar U dhaxaysa Arday iyo Macalinkiisi.

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 15/02/2023

Jack Grealish and Erling Haaland Kooxdan Haysan Naa Ba'day🤣🤣

Arsenal way Mahadzantay siday Aamanada Noogu Haysay🤣♥️

COME ON MANCITY ♥️

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 31/01/2023

🚨RASMI 🚨 Joa Cancelo Waa Ciyaartoy FC Bayern München .

Nasiib wacan Joa Cancelo 🔵

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 26/01/2023

🚨BREAKING🚨 PEP GUARDIOLA iyo Joa Cancelo Ayaa Maalmahan aan Isku Waji Fiicnayn Ka Dib Markii La Dhigay Kursiga Keydka Lagana Door Biday Laacibka Da'da Yar Ee Rico Lewis.
Haddaba Manchester City Ayaa Qorsheynaysa In Kooxda Laga Diro Laba Postion Laha Joa Cancelo Oo Ay La Soo Saxiixatay 2019 kii .
Haddaba Wararka Ayaa Sheegaya Inuu PEP GUARDIOLA Doonayo Inuu Ku Soo Badasho Rafael Leão Oo ayna Doonayn In Ay Iska Iibso Kooxda Milano Ee Reer Italy, Haddaba Is Loogu Qanciyo In Ay Diran Laacibka Ayaa Uu Doonaya pep Inuu Cancelo iyo Lacag Isku raaciyo.

:-Mancity Oo H**e Loo Ogaa Inay Ku Dagdagtay Zinchenko Oo La Ogaa Inuu Qayb Ka Qaatay Guushi Lama Filanka Ahayd Ee Horyaalkii H**e.

Haddaba Ma Kula Saxantay In Kooxda Laga Diro Joa Cancelo Oo Aad Ogtay Muhiimada Uu U Leeyahay Kooxda❓️

24/01/2023

and February Matches:-

🚨 Kooxda Difaacanaysa Horyaalka Premier league ayaa Ciyaari Doonta Kulamo Bisha February kulamadaaso Ay Wada Haanayso ama aanay Ku Ciyaarayn Garoonkeeda Marka Laga Reebo Hal Kulan Oo Ay La Ciyaarayso Kooxda .

1️⃣ :- 05/Feb/2023.
2️⃣ :- 12/Feb/2023.
3️⃣ :- 15/Feb/2023.
4️⃣ :- 18/Feb/2023.
5️⃣ :-22/02/2023.
6️⃣ :-25/02/2023.

FG:- Kulanka Ay Kooxdu La Ciyaarayso Habeenka Jimcaha Kulankaasi Waa Bishan January waliba Waa FA CUP Garoonka Kooxda Mancity Ee .

Kooxda Ayaa Kooxahaas Ay La Wada Ciyaarayso Kulan Koodi Ugu Dambeeyay Ee Ay Ciyaarto Aanay Ka raacin Wax Guul Darro Ah.

Fadlan Nagu Soo Biir Haddad Tahay Mancity Fans , Aragtidaadana Nagula Wadaag Noo sii Share Gare.

MAHAD_SANID ALL CITY FANS💙.

23/01/2023

🚨 OFFICIAL:-Manchester City ayaa Dhamaystirtay Heshiiska Ciyaartoyga Da' Yarka ah ee Reer Argentina Máximo _ Perrone💙.

Welcome to Manchester City 💙

HABEEN WACAN🥰

18/01/2023

HAPPY BIRTHDAY 🎂
BOSS PEP GUARDIOLA 💙

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 12/01/2023

🚨 MAXAA KU KHALDANAA CIYAARTI XALAY ❓️

1️⃣ :- Kani Waa Ingiriis La Buun buuniyay Wax Alaale wax uu Kooxda Ku Soo Kordhinayo Ma Jirto , Man City Waa Lagu Dhacay‼️.
2️⃣ :-Kan Awalba Waa La Ogaa In Uusan Wax Tarayn Lkn Laba Ciyaarood Oo uu 3 assist Sameeyay Ma Badalayso Bandhigiisa kooxda.
3️⃣ :- Gool hayahan Waa Gool Haye Laga waalay Kuma Ciyaari Karo Kubada Lugta , U fiirso Ma Garanayo Goorta Looga Baahanyay In Uu Soo Durko , Ciyaarti Chelsea Ee Caraboa Cup ka Lugtii Ugu Horaysay Haddad Daawanaysay Muu Soo Baxayn Waadigii Ogaa Bandhigiisa.
4️⃣ :- Cidina Khalad kiisa Iskuma Hayso , Khaladka ugu Wayn Wuxu Ka Yimid Wuxuu Soo Safay Saddex Ciyaartoy Oo isku Garaba [ Palmer, Foden, iyo Grealish ].
Walker Wax Khalada uu Lahaa May Jirin Waayo Isku Day Buu Sameeyay, Mana Garanayo Wuxuu Difaac Dhexe Kala Doonay.
5️⃣ :- Waa Daalanyay Meel Uu Ku Soo Daalayba , Bandhigiisi Koob Aduunka Ka Hor Malaha umana Dhawa.

🚨 OUT IN MANCHESTER CITY ‼️

Haddad U Fiirsatay Laba Ciyaartoy ?
1️⃣ :- Waa Xidiga Lambar Six Ka Dheela Waana Xidigii Caawiyay Goolkii Labaad , Waxaana Iibisay Mancity Sub 21 ayaa Siisay £12m , Waanad Arki Karaysay Bandhigiisa Heerka Sare Ahaa.
2️⃣ :- Waa Gool hayihii Kooxda Southampton, Horana Uga Tirsanaa Mancity Sub 21 ,Laba Jeer Baa Amaah Lagu Diray Ka dib Southampton Ayaa Laga Iibiyay Lagana siisay £14m.
Waanad Arki Karaysaa Bandhiga Uu Sameeyay Second Half kii Dambe Markii Ay City Isku Dayga Ay Samaynaysay.

:- Kooxdu shaxda Ay Ku Soo Gashay Waxay Sababtay In ay Xaata Samayn Waydo Hal Shoot Oo Target ah 🎯.

Finally Nala Wadaag Aragtidaada Ku saabsan Ciyaarti Xalay ❓️.

Waa Noo Muhiim‼️

06/01/2023

🚨OFFICIAL:- Riyad Mahers Ayaa Ku Guulaystay Abaal Marinta Ciyaartoyga Ugu Fiican Manchester City Nov/Dec‼️.

Ma U Qalmaa Abaal Marinta Player ka Bisha❓️

Photos from Zuhaip_Muniir Official.'s post 05/01/2023

Caawa Wuxu soo Bandhigay Qaab Ciyaareed Aan Waayadan Laga Arag , Sida Ay Dhaawac yadu U Haleelen 💙

Thanks JOHN STONES 💙

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa