19/03/2026
Dhakhatirta iyo howadenada Xarumaha Ramadan dental clinic waxay hambalyo udirayan umada islaamka dhamaan gaar ahaan umada afka somaliga ku hadsha iyo mudanta macamamisha ku xidhan Ramadan dental clinic ciidan ciideeda ku gaadha Nabad gelyo horumar iyo Barwaaqo
04/03/2026
bushaaro Bushaaroh Bulshoy
dhakhtarka daryeelka afkiyo ilkaha ee Ramadan dentel clinic qaybihiisa kala duwan wuxuu idiin sameeyey qiimo dhimistii ugu balaadhnayd ee uu sameeyoh bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed hadaba ka faaiidayso oo h**e ugaadh xarumaha dhakhtarka ee burco iyo hargeisa
ama kala xidhiidh 063 4565717/063 4420790/0634334502
12/11/2025
hadii aad doonayso in aad ilkahaaga bilic u yeesho waxan ku Marin doona dabar hadba kaad is leeday wad ku Soo baxaysa
waxan ku samaynay bishan discount 40 %ah uu San ku dhaafin
tell 0634334502. tell 0634565717 tell710777
12/11/2025
Bushaaro Bushaaroh bulshoy
waxan kugu bushaaraynayna cadaynta ilkaha oo aanu kuu casriyaynay iyadoo loo istimaalayoh hanaan casri ah oo ilkahaaga waxaba gaadhsiineyn hadii aad yaraantaadii wax iska marisay ilkaha anba aad leeday dabar is xun kugu marsan oo aad saluugtay ama aadkuba dhalaty midb Cas hadaba h**e ugaadh oo ka faaiidayso waliba waxaanu kugu samaynay Bishan qiimo dhimis aad ku qanci doontid incha allaha
tell 0634334502 tell 0634565717 tell 710777
13/06/2022
Welcome to ramadaan dental clinic
09/06/2022
Markaste ilkahaaka ka taxadir oo h**e u gaadh hadii aad la il darantay xanuun daran waxa lagu hagaajin wakhti Yar iyo wax fiican oo aad kaga nasato xanuun