29/05/2022
Dawladda Hoose ee Dagmadda Gaalkacyo ayaa caawa booyado kaga saaraysa biyihii Roobka ee galay xaafaddaha.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamse shanta, Sport & recreation, Hargeisa.
29/05/2022
Dawladda Hoose ee Dagmadda Gaalkacyo ayaa caawa booyado kaga saaraysa biyihii Roobka ee galay xaafaddaha.
27/05/2022
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan mudanayaal ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa caawa goobaha dadku isugu yimaadaan kula shaaheeyay qaar kamid ah shacabka Hargaysa.
Goobahan ayaa ku yaalla badhtamaha Suuqa iyo waliba suuq-yada ku yaal New Hargaysa.
20/05/2021
Cilmi Boodhari
1,Halkuu ku dhaahay cilmi Boodhari?
2Tumay ayaa lodhan jiray Gabadha uu jecelyahay Cilmi Boodhari?
3sheeg heesta ugu horaysay ee cilmi uqaaday Gabadha uu jecelyahay?
Maxaad ka taqaan cilmi Boodhari?
19/05/2021
Maalin Maalmaha kamid ah ayaa si Lama Filaana ah ugu Baxay Dhinaca koonfureed ee caasimada Jamuuryada Somaliland ee Hargaysa Gaar ahaan Deegaanka isha Gobka.
Markii aan Goobta tagay waxa si kadis ah kula kulmay Gabadh Magceeda iigu sheegtay cadar iyo aniga waxa nadhex maray sheekho wadaaga.
Waxa udhacday sidan sheekadii..............
Cadar waa mid kamid ah dhalinyaradii Dalxiiska utimid Deegaan Barwaaqeedka isha Gobka, sidoo kale cadar waxay ka mid lahayd dhalinyardii Dhamaystay jamacadaha dalka jamuuryada Somaliland.
Intaa kadib
Waxa ay bilawday sidii ay u raadin lahayd shaqo ay ku maarayso baahiyaha bushada iyo ta qoskoodaba. Hadaba Markay arintu halkaa marayso waxa ay bilawday cadar inay tagto goob kasta oo loo sheego in shaqo laga heli karo sida xarumaha dawlada iyo kuwo gaar loo leeyahayba.
Hadaba cadar waxay kala kulantay shaqo raadintii
Caqabado kala duwan, sida in la yidhaa?
( adigoo ayo ah ban shaqo ku siinaa iyo arimo kalo badan
Hadab sidaynuwada ognahay Nahay waxa jira Dastuurka uu leeyahay dalkani jamuuryada Somaliland
Kaasoo inoo Qeexayaya xaquuqda Haweenku leeyihiin Dastuurka Dalka.
Maxuu ka yidhi Dastuurka dalku Haweenka..............................................................................
Qodobka 8aad eeDustuurka Somaliland waxa uu sheegayaa sinnaanta muwaadiniinta.
Qodobka 8aad Farqadiisa koowaad.
Muwaadiniinta Somaliland iyadoon Lagu kala saarayn Midabka, Qabiilka, Dhalashada, Luqada, Labiyo Dhadiga, Hantida, mudnaanta, afkaarta I.WM ,waxay sharciga Hortiisa kuleeyihiin xuquuq iyo waajibaad siman.
Qodobka 8aad Farqadiisa 2aad waxa sheegaysaa kala saarraynta iyo Takoorka ku salaysan issirka, abtirsiga,Dhalashada, iyo Deegaanku waa Reebban yihiin isla markaa Barmaamijyada Lagu Cidhibtirayo
Dhaqamada xunxunee soo jireenka ah waa waajib Qaran.
Wadanka shahaadada Hashaqayso.
Saxiibka Baraha Bulshada raygaag waa noo mihiim
Hoosta noogu reeba.
qalinkii: wariye Hamse mahamed ahmed shanbalala.
Alleh ayaa mahad iska leh.
25/04/2021
Wasiir Cismaan Dubbe, ayaa farriintan u diray Wariyeyaasha Soomaaliyeed.
Akhri
Ku: Warbaahinta iyo Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Warbaahinta Somaaliyeed ee ka hawl-gasha dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba waan ku ammaanayaa dhabar adeyga iyo sida ay dalkooda ugu shaqeeyeen marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray.
Waxaan rabaa in aan ku boorriyo Hay'adaha Warbaahinta ee dalka ka shaqeeya iyo shakhsiyaadka iskood ugu shaqaysta mihnadda saxaafadda in ay mas’uuliyad weyn iska saaraan tebinta dhacdooyinka maalin-laha ah ee dalka iyo waxa ay tebinayaan lagana fogaado kicin iyo hurin colaad sokeeye oo dalka la geliyo. Ama been cad oo la tebiyo, daqiiqado kaddibna been noqota.
Dadka Facebook-ga caanka ka ah iyo weriyayaasha isticmaala baraha bulshada fadlan qoraalada aad daabacaysaan ka taxaddara oo ilaali nabaddaa iyo xasiloonida Dalka oo ay dan noogu wadajirto dhammaanteen.
Marxalad kasta oo Dalku wajaho ugu dambeyn way dhamaan doontaa, xalna waa laga gaadhi doonaa, laakiin adigu sabab ha u noqon in hal war ama hal Post oo aad flowers iyo ‘like’ ku raadineyso in dalkaaga u horseeddo halaag ama uu galo burbur iyo colaad sokeeye, ama uu sabab u noqdo geerida qof Soomaaliyeed oo soomman.
Digniin: Sharciga iyo taariikhda midkoodna ma cafin doono baas abuurka. Ha noqon baas-abuur.
20/04/2021
" Ka xukuumad ahaan way naga go'antahay in aannu dhiirigalino shaqo abuurka hablaha dhalinyarada ah .
Waxa uu madaxweynaha qaranku nala taageeray in aanu 5% interview-ga ugu darni hablaha , 10% bana Imtixaanka ( Qoondo)."
Farxaan Aadan Haybe .
Gudoomiyaha hay'adda shaqaalaha dawlada ee Somaliland.
16/04/2021
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo waraysi siinayey Telefashinka Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Maamul gobaleedyada Puntland Iyo Jubaland guud ahaan fashilka doorashada Soomaaliya.
Farmaajo wuxuu Deni Iyo Axmed Madoobe dusha ka saaray inay sabab u yihiin inuu fashilmo heshiiskii iyagu ay qorteen, baarlamaanku meel mariyeen ee 17ka September, shirarkii dhuusamareeb, Baydhabo Iyo Muqdisho ayuu sidoo kale ku eedeeyay inay fashiliyeen.
Wuxuu yidhi" Markii heshiiskii ay iyagu qorteen loo fuliyey oo toodii loo raacay lagana tanaasulay doorasho qof iyo Cod ah baarlamaankuna sharci ka dhigeen heshiiskii doorashada dadban ee 17ka Septempar, waxaan is lahayn wax kasta way hagaageen, balse Deni Iyo Axmed Madoobe waxay u kala duuleen Kenya Iyo Imaaraadka telefanadana way damsadeen, Bil kadib ayey soo noqdeen iyagoo wata sadex qodob oo kale oo leh ha naloogu daro, waana arrinta Gedo, Soomaliland iyo in la badelo guddiyada doorashada"
16/04/2021
Ciidanka Xoogga dalka Oo Hada Ka dib Hogaamin doona Howlgalada amniga Oo maanta ay Kala Wareegeen Amisom.
16/04/2021
Ka dib markii ay hoos u dhigtay ilaalinteeda xafladaha diiniga ah, isu soo baxyada siyaasadeed iyo dadka badan ee ciyaaraha cricket-ka, Hindiya waxay la kulmeysaa duufaan labaad, iyada oo diiwaan gelineysa ku dhowaad laba milyan oo jeermis cusub bishaan oo keliya waxayna ku qasbeysaa xayiraad cusub Mumbai, New Delhi iyo magaalooyin kale.
Khubaradu waxay kiciyeen walaac ku saabsan faafida noocyo badan oo faafa oo udhiman kara cudurka, gaar ahaan waxay si ballaaran uga qaybqaateen xafladaha diimeed iyo isu soo baxyada siyaasadeed.
Daraasad Lancet ah ayaa bishan lagu qiyaasay in dhimashada Hindiya ay laba-jibbaareyso bisha Juun.
"Dagaalka ugu weyn ee aan ku jirno waa bulshada dhexdeeda… Muddo markii la joogo, dadku waxay qaateen qaab aan caadi aheyn," Wasiirka Caafimaadka Harsh Vardhan ayaa ka sheegtay New Delhi's All India Institute of Science Sciences jimcihii.
Dhowr hoggaamiyeyaal sarsare iyo sharci-dajiyayaal mucaarad ah, oo uu ka mid yahay raiisul wasaare Narendra Modi iyo Congress’s Rahul Gandhi, ayaa isu soo baxyo waaweyn u sameynayay taageerayaashooda xilli ay ka socdeen doorashooyin shan gobol, oo ay ku jirto West Bengal.
Muuqaallada laga soo qaaday isu soo baxyadu waxay muujiyeen kumanaan dad ah oo indho shareerka ka hooseeya oo isku soo ururay isla markaana ku dhawaaqaya hal ku dhigyo ay ku dhageysanayaan khudbadaha siyaasiyiinta, taas oo si cad uga hor imaaneysa kala fogaanshaha bulshada iyo xeerarka kale ee COVID-19.
Wasiirka Arimaha Gudaha Amit Shah ayaa lagu waday inuu jimcihii shirar caam ah ku qabto West Bengal.
Dhanka kale, boqolaal dad ah oo isugu yimid kulan diimeed ka dhacay Haridwar ee waqooyiga dalka ayaa laga helay cudurka COVID-19 iyadoo tobanaan kun oo xujey cibaado leh ay kaftameen inay qaataan barakaysan Ganges.
15/04/2021
Sannad kasta ka dib billowga doorashooyinka, waxa kale oo ay noqon doontaa markii ugu horreysay ee maanta oo Isniin ah la qabto munaasabad lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee loo yaqaan 'Canadian'. Diyaargarowga diyaar garowga ku saabsan diyaar garowga diyaar garowga ah ee ku saabsan xaalada adag ee xasiloonida kor u qaadista doorka diyaargarowga ee ku saabsan xaalada adag ee xasiloonida guud ee kor u qaadista iyo ka faa iideysiga wanaagsan marka loo eego waqtiga la qabanayo. Dhammaan muwaadiniinta Maalmaha maalmood ah ee loo yaqaan 'Charcha Card' ka gaardu Abertaytaለሁ. X 6 doorashada madaxbanaanida dimoqraadiyeynta dimuqraadiyeynta xaqiijinta dhamaanteen waxa ay tahay.
Walgahii toora intarneetiitiin pirezdaantota naannoleefi hoogantoota Boordii Filannoo Biyyaalessaa Itoophiyaa waliin ji'a Guraandhalaa keessa goonetti fufuudhaan, har'a raawwii jiruufi hudhaawwan mudatan gamaaggamuuf deebinee walgeenyeerra. Qophaa'inni buufataalee filannoo haala quubsaa ta'een raawwatamuusaa mirkaneessuufi filattoonni yeroo hafe keessaatti akka galmaa'an dandeessisuuf kallattii keenyeerra. Lammiileen hundi guyyoota hafan keessaatti kaardii filannoo akka fudhatanin jajjabeessa. Dimokraatawummaa filannoo biyyaalessaa 6ffaa mirkaneessuun ittigaafatamummaa hunda keenyaati.
Ka dib kulankeenii bishii Febraayo ee aan la yeelanay madaxweynayaasha gobolada iyo madaxa guddiga doorashooyinka qaranka ee Itoobiya, waxaan mar kale isugu nimid maanta si aan dib ugu eegno horumarka iyo caqabadaha jira. Jiheyn ayaa loo dejiyay si loo hubiyo in u diyaar garowga goobaha codbixinta la soo gabagabeeyo isla markaana codbixiyayaashu isku diwaan galiyaan waqtiga haray. Waxaan ku dhiiri galinayaa dhamaan inay isdiiwaangaliyaan kaarkooda codbixinta maalmaha soo socda. Hubinta doorasho dimoqraadi ah oo 6aad oo qaran waa masuuliyad dhammaan.
15/04/2021
Madaxweynayaashii h**e ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa kulan Muqdisho kula qaatay madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle.
Arrimaha Khilaafka Doorashada ayay ka wadahadleen.
Labada Maamul ee Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa iyagu la safan madaxweyne Farmaajo, inkasta oo mowqifka Madaxweyne Qoor-qoor, ee muddo kordhinta Madaxweyne Farmaajo, aanu weli caddayn.