20/06/2026
๐จ๐จ๐จ Rasmi : CASEMIRO ayaa ku biiray Inter Miami-dii MESSI
Wararka Ciyaaraha iyo suuqa kala iibsiga ciyaartooyada kala soco PAGEkan.
20/06/2026
๐จ๐จ๐จ Rasmi : CASEMIRO ayaa ku biiray Inter Miami-dii MESSI
17/06/2026
๐จ๐จ๐จYAA SAMAYN KARA OON ISAGA AHAYN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Gooldhaliyaha ugu badan taariikhda Koobka Adduunka (16 gool)
โข Kan ugu caawinta badan taariikhda Koobka Adduunka (8 caawin)
โข Kan ugu badan ee goolal iyo caawin wada sameeyay taariikhda Koobka Adduunka (24)
โข Ciyaaryahankii ugu daโda weynaa ee hat-trick ka dhaliya Koobka Adduunka
โข Ciyaaryahankii ugu daโda weynaa ee laba gool ka dhaliya Koobka Adduunka
โข Kan ugu badan ee ku guuleystay abaalmarinta Xiddiga Garoonka (Man of the Match) taariikhda Koobka Adduunka
โข Kan ugu badan ee goolal+caawin ka sameeyay (knockout stages) ee Koobka Adduunka
โTaariikhi, mucjiso ah, astaan aan la ilaawi karin abid ( Lionel Messi ๐ฆ๐ท๐)
16/06/2026
๐ฑ๐ฌ๐ธ ๐๐ผ๐น๐น๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ ๐๐ผ 8๐
ผ ๐๐ผ๐น๐น๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ ๐ฑ๐ฑ
Goolhaayaha Xulka Cape Verde Ee Vozinha 24 saac ee ugu dambeysay waxaa kusoo biirtay bartiisa instagram-ka 8M, kulankii Spain kahor kaliya 50k Followers ayuu maraayey akoonkiisu.
16/06/2026
๐จ โฌ150M oo Euro ayay Man United kula soo wareegi doontaa labadda xiddig ee kooxda Westham SUMMERVILLE iyo FERNANDES.
15/06/2026
๐จOPTA : 4 jeer ayaa goysmo lagu sameeyay Piero Hincapiรฉ kulankii Cรดte dโIvoire ee xalay.
๐จWaa kan difaacyahanka ugu โdeeqsisanโ ee 2026 World Cup ilaa haddaโฆ wuxuu si naxariis leh u oggolaaday in weeraryahannadu tijaabiyaan xirfadooda ๐
La yaabkuna waa: Arsenal ayuu 39 kulan u ciyaaray 2025-26, waxaana goysmo lagu sameeyay kaliya 19 jeer.
15/06/2026
CADCADKII waa soo dhigteen
Laba saxeex oo kale ayaa Cucurrela ku xigi doona
Booskee ayaad jeclaan lahayd inay noqdaan saxeexyada soo socdaa ????
13/06/2026
"Haa, Haddii dhammaan xulalka kale guryahooda iska joogan waad guuleysan kartaan" ๐๐๐
๐จ Pochettino : Trump ayaa i waydiiyey ma ku guuleysan karnaa Koobka adduunka sanadkan.
Waxaan ugu jawaabay haa dabcan waan ku guuleysan karnaa.
11/06/2026
๐จ๐จ๐จ UEFA ayaa ku dhawaaqday in Garsoore Cumar Cartan ay u qaateen in uu dhex dhexaadiyo kulanka dhex mari doona kooxaha PSG iyo Aston Villa.
11/06/2026
๐จ๐ข Maalintii La Sugayay Waa Timid! Xulkee ayaad taageere u tahay koobka adduunka 2026
Waxaa laga hor istaagay hal albaab, balse waxaa u furmay quluubta malaayiin qof ๐ธ๐ด๐
HERO
| Monday | 08:00 - 23:00 |
| Tuesday | 08:00 - 23:00 |
| Wednesday | 08:00 - 23:00 |
| Thursday | 08:00 - 23:00 |
| Friday | 11:00 - 00:00 |
| Saturday | 08:00 - 23:00 |
| Sunday | 08:00 - 23:00 |