15/12/2025
📢 𝙃𝒂𝙣𝒕𝙞-𝘽𝒊𝙡𝒆 𝑩𝙪𝒔𝙞𝒏𝙚𝒔𝙨 𝙎𝒐𝙡𝒖𝙩𝒊𝙤𝒏𝙨
Hanti-Bile Business Solutions waa shirkad la-talin iyo xisaabaad ah oo si xirfad leh u bixisa adeegyo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan xisaabaadka, maamulka maaliyadda, iyo la-talinta ganacsiga.
Waxaan aaminsanahay in ganacsi kastaa uu u baahan yahay nidaam, hufnaan, iyo qorshe cad. Hadafkayagu waa inaan ganacsiyada iyo ururrada siino aqoon, qalab, iyo nidaamyo casri ah oo u sahlaya inay si fudud u koraan suuqa maanta isbeddelaya.
💼 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐬𝐚𝐧:
✅ 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 & 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧: Diiwaan-gelinta iyo soo saarista warbixinnada maaliyadeed ee saxda ah.
✅ 𝐋𝐚-𝐓𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝: Qorsheynta miisaaniyadda, maaraynta lacagaha soo galaya iyo kuwa baxaya, iyo qiimeynta halista ganacsiga.
✅ 𝐗𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚: Diiwaangelinta iyo dhismaha nidaam maaliyadeedka ganacsiyada cusub, qorsheynta istiraatiijiga ah, iyo hirgelinta nidaamyada xisaabaadka dijitaalka ah.
✅ 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐨 & 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐝𝐡𝐢𝐬𝐢𝐝: ababaro ku saabsan aqoonta maaliyadeed, nidaamyada xisaabaadka, iyo barnaamijyo loogu talagalay ganacsiyada yar-yar iyo ururrada bulshada.
📍 𝙂𝒐𝙤𝒃𝙩𝒂: 𝙎𝒖𝙪𝒒𝙖 𝙃𝒂𝙙𝒉𝙬𝒂𝙣𝒂𝙖𝒈, 𝙃𝒂𝙧𝒈𝙚𝒚𝙨𝒂
📞 𝑳𝙖𝒎𝙗𝒂𝙧𝒓𝙖𝒅𝙖: 0634766693 / 0634143595
📧 𝑬𝒎𝒂𝒊𝒍: 𝒉𝒂𝒏𝒕𝒊𝒃𝒊𝒍𝒆𝒔𝒐𝒍𝒖𝒕𝒊𝒐𝒏𝒔@𝒈𝒎𝒂𝒊𝒍.𝒄𝒐𝒎
17/03/2025
Macmiil waxaanu kuu keenay kabihii raga oo ka kooban buudh iyo sandhalba. Qiimaha buudhku waa $18.
Qiimaha sandhalkuna waa $16
Hadda ka dalbo Baade online market.
+252-63-8556662
Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.
27/02/2025
Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan ugu samaysan karto quraac doonadka
Hadda ka dalbo Baade online market.
+252-63-8556662
Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.
27/02/2025
Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad baradho jebista ku shiilan karto
Hadda ka dalbo Baade online market.
+252-63-8556662
Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.
27/02/2025
Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga kaasoo ka kooban shan xabo
Hadda ka dalbo Baade online market.
+252-63-8556662
Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.
04/04/2024
Kusoo dhawoow suuqa Baade Online oo kuu haya gaadhi NOAH oo cusub oo waxyar joogay
Model: 2010, cadaan ah fuul decoration
Qiimuhu waa $5700/NEW
Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : ☎️+252 63 4416798 /0654416798
03/04/2024
Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay khamiisyadii viidka/NEW
Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : ☎️+252 63 4416798 /0654416798
03/04/2024
Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay labiskii ciidka ee raga oo dhamays tiran macawis, go'yadii shaalka ahaa, shaadhadh-koodi, cumaamadi iyo kabihii/NEW
Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : ☎️+252 63 4416798 /0654416798
30/03/2024
Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay turaaxadihii sariirta oo wata goglo ama daahyadoodi /NEW
Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : ☎️+252 63 4416798 /0654416798