Mohamed Ahmed Carap

Mohamed Ahmed Carap

Share

halkan waxaad ka heleysaa dhamaan wararka iyo xogtiii ugu danbeyse ee xogaha sport

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 14/05/2023

HAMBALYO BARCELONA AYAA QAADAY Markeedii 27 aad horyaalka La Liga waana kii ugu horeeyay Xavi

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 02/03/2023

Barcelona oo garaacday Real Madrid kulanka lugta koobaad ee koobka Copa Del Rey.

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 01/03/2023

Arsenal ayaa 5 dhibcood oo Nadiif ah ku qabatay hogaanka Premier league

01/03/2023

Qeybta horaba Arsenal 2-0 Everton

11/02/2023

Real Madrid oo ku guulaysatay koobka kooxaha aduunka.

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 28/01/2023

Barcelona oo guul gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.

27/01/2023

Manchester City oo garaacday Arsenal kana reebtay koobka FA Cup-ka.

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 22/01/2023

Arsenal 3-2 Manchester United.

Arsenal oo guul weyn gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.

22/01/2023

Ciyaaryahanka reer Morooko ee Ashraf Xakiimi ayaa ku guulaystay Billada Xiddiga ciyaaraha ee sannadka, taas oo lagu guddoonsiiyey magaalada Riyaad.

Laacibkan ayaa Billada ku wareejiyey hooyadii oo goob joog ahayd.

Ciyaaryahannada reer Morooko ayaa marar badan soo muuqday iyaga oo maamuusay Hooyooyinkood xilliga ay guulaha gaadhaan.

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 19/01/2023

Al All-Star vs Psg.

Kooxaha reer sucuudi ee Al Nassr iyo Al Hilal oo laysku daray ayaa la ciyaari doona kooxda Psg.

Caawa 8:00 ayaa la filayaa inuu dhici doono kulanka weyn ee u dhexeeya Ronaldo iyo Messi

Photos from Mohamed Ahmed Carap's post 15/01/2023

8 dhibcood ayeey ku qabteen hogaanka horyaalka.

FT: Spurs 0-2 Arsenal

15/01/2023

Chelsea 1-0 Crystal palace.

Chelsea oo guul cidhiidhi ah ka gaadhay Crystal palace.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa