AHMED TIGER BAGE

AHMED TIGER BAGE

Share

TIGER BAGE

18/08/2026

Talo Kusocota Dhalinyarada Ragga ah

Nimanyoow Saddex Qodob Waa muhiim, in aad Noloshaada kudabaqdo. Waa Hadii aad tahay Nin dhalinyaro oo Halgankiisa Nololeed kujira oo diyaar ah.

1: Shaxaadka/ Weligaa Shaxaatanka iska ilaali, oo iska ilaali inta aad Iska ilaalin Kartid. Hadii Kale, Qofka aad Shaxaadaysaa Hanoqdo Qof aad Wax isweydaarsataan, Si kale isna Maalintiisa Kugu Baxsada.

2: Daba Cararka Hablaha/ Hadii Xaaladaadu tahay inantii Qurux badanba Luuqeeda ayaan taagnaanayaa, Weli Halgan Nololeed kuuma bilaabman. Waana Lagu Xikmad Guuraa Caydhsiga Hablaha, Dantaada iyo Halgankaaga Nololeed uun Wado Hadii Gabadh Aad isla Jaanqaadaan Heshid inta Halganku Kuu Socdo, Iyada ku Koobnow, Wanaaji.

3: Privacy/ Waa Muhiim Privacy-gu Hanoqon Qof Xogtiisa oodhan lahayo, ama Suuqa taalo. Sida Halka uu dhigto Waxa uu ka shaqeeyo, Waxa uu qabto, Waayihiisa, Adigu Is uruuri inta Dedaalkaaga ah.

17/08/2026

Aar xaliimaa πŸ˜‚

03/11/2021
20/09/2021

Hadhaw yaan la odhan gacan kaxaqdaranba dishay imikabaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

01/09/2021

β€πŸ’―βœ”

17/05/2021

Sheko Mac juk ahπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ‘‡πŸ‘‡

11/02/2021

JΓΉmca muparak

10/02/2021

Dalka IYO Dadkaba meldherba lagakene yan dib lo CELIN πŸ˜•β˜

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa