15/04/2021
14/4/21 , waxaa laga bilaabay Garonka Xidig Stadium koobka ramadaanta oo ay ku tartamayaan kooxo ka tirsan Deg. M.mooge & M.Haybe , koobkaasi oo uu maal galiyay Musharax Xil Siciid Cabdisamad Axmed ( Siciid Cudhay ) oo u sharaxan golaha deegaan-ka caasimada Hargeisa.