Ciyaaraha

Ciyaaraha

Share

Ciyaaraha waa madal aad kala socon doontid wararaka kala duwan ee kubada cagta, suuqa kala iibsiga, kala saraynta kooxaha iyo gool dhalinta ciyaartoyga

02/08/2022

Chelsea iyo Brighton ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Marc Cucurella iyaga oo sii wada wadahadalo ay ku dhamaystirayaan heshiiska ay kulasoo wareegayso ciyaartoygan.

31/07/2022

Jurgen Klopp ayaa u saxiixay tattoo ku sawiran lugtiisa taageere Liverpool ah ka dib markii uu ku guuleystay Community Shield 😅✍️

Photos from Ciyaaraha's post 30/07/2022

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool iyo Man City, Xili Darwin Nunez uu Kaydka Fadhiyo

30/07/2022

Martin Odegaard ayaa loo magacaabay kabtanka cusub ee Arsenal ©️

29/07/2022

Arsenal ayaa gabi ahaan soo ban dhigtey maaliyadahooda xilli ciyaareedkan👏

29/07/2022

Liverpool iyo Man City Yaad u Saadalin Kulanka Barito Ee Community Shield 👇

29/07/2022

Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Alisson Becker uu seegi doono kulanka berito ee Community Shield ee ay ku wajahayaan Manchester City. Sidoo kalena uu kusoo bilaabayo goolhaye Adrian ❌

Adrian ⚽️🥅 Haaland

29/07/2022

7️⃣ Maalmood ayaa ka harsan bilowga Premier League 👀

29/07/2022

Dele Ali No.20 Cusub Ee Everton

29/07/2022

Marka uu Jules Kounde la kulmo Jordi Alba 👀

28/07/2022

Sideed u aragtaa saxeexyada cusub ee ay sameeyen kooxaha ka tirsan La Liga

27/07/2022

Jamaahiirta Atletico Madrid ayaa sitay calaamada ay ku qoran tahay 'CR7 soo dhawayn mayno' intii lagu jiray kulankoodii saaxiibtinimo ee maanta 😮

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa