Faras Sports

Faras Sports

Share

Falanqaynta ciyaaraha dalka iyo dibadaba

25/01/2025

Sadaali Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska

05/10/2024

Liverpool ayaa si dheeratsray Hogaanka Horyaalka Ingriiska kulan ay 1-0 kaga adkaden kooxda Crystal Palace wareega 7aad Premier League

05/10/2024

Liverpool ayaa hal Goal ku leh kooxda Crystal Palace Qaybtii H**e kulanka Goal u dhaliyay Xidigeeda Dioga Jota

05/10/2024

Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska

01/10/2024

Kulamada La Ciyaarayo Caawa Horyaalka Uefa Champions League

Sadaali Yaa Gulaysan Doona ?

29/09/2024

Kulanka Maanta:
Derby Madrid

Atletico Vs Real Madrid
Time:10:00Pm

28/09/2024

Guuldaradii ugu horaysay Aya La dhandhansiiyay Hansi Flick iyo Barcelona ba 😂

Kooxda Osasuna ayaa 4-2 ku garaacday Barcelona kulan Ka tirsan horyaalka Spain ⛔️

28/09/2024

Bayern Munich iyo B.Lverrkusen ayaa Barbaro 1-1 ku Heshiiya Kulankii Derby ga ahaa Ee Bundesliga ha

28/09/2024

Liverpool ayaa La wareegta Hogaanka Premier League iyadoo 2-1 kaga Adkaatay Kooxda Wolves

28/09/2024

Manchester City waxay Barajo 1-1 la gashay Kooxda Newcastle United iyadoo Lacbkeeda Haaland Anu Wax Goal dhalin kulnkiisii ugu horeeyay Horylka sanadkan.

Chelsea waxay 4-2 ku garaacday Kooxda Brighton kulan uu afarlay dhaliyay laacibkeeda Cole Palmer

Arsenal Ayaa Guul ay ku dhibaatootay ka gaartay kooxda Leicester kulan kusoo dhamaaday 4-2

28/09/2024

Rikoodh cusub ayuu dhigay xiddiga blues Ee Cole Palmer ⭐️

Cole Palmer waa Laacbkii ugu horeeyay Ee taariikhda Premier League ee dhaliyay 4 goal Haafka H**e Kulamada Premier League 🔥

28/09/2024

Cole Palmer ayaa 31 daqiiqo Wax ka yar Ku dhaliyay Hat-trick kulan ay kooxdiisu la ciyaaraysay kooxda Brighton kulan ka tirsan usbuca 6aad Ee Premier League 🔥

Daqiqadi 21,28,31 ayu kala dhaliyay sadexda goalba

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Main Street
Hargeisa